Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: REER NORTH AMERICA,GABDHIHIIN MAKA CESHATEEN JAMEYKANKI!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QASAAYE

Wednesday, June 28, 2000 - 02:24 am
wa idin wada slamay dhamantiinba,

TO: reer north america...
maka ceshateen gabdhihiin nimankii jameykanki ahey mase wali iyaka ayaa idin ka heesto gabdhahiin...hadii ilaa iyo hada leydinka heesto waxaan u arka damiir nimo xumo .... waa QASAAYE oo idinka soo salamay europ.. haleydinka helo jawabo wacan .. jaaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 24, 2000 - 04:02 am
To. Qasaaye waad fa xuntahay gabdhaha ha'uu gafin hana dhihin waxaa joga yurub, oo yurub rag fican ayaa jogo waan aslub xuntahay, aniga kula hadlayo waxaan jogaa nederland, hadad doneesit in ad gabdhah in ad la sheekesaato sa lolama hadlo, LEENDE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 17, 2000 - 06:28 pm
ragii yurub qaniisnimadii ma iska daayeen