Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: MAXAA KALA HEESTO JAMECAN IYO SOOMALIDA???????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CILMI

Saturday, July 08, 2000 - 07:14 am
WAA IDIN WADA SALAAMAY DHAMANTIINBA.

TO: DADKA DAGAN NORTH AMERICA...

WAXAN IDIN WEYDINAYA MAXAA KU KALIFAY HABLAHIINA IN EEY LASAXIBAAN (JAMECANKA) MA ADONKA WAX ISKU HAYN MASE HABLAHA AYAA EEDA LEH OO RABA WAX LASEEXDALEE ANIGA MA AANAN FAHMIN MESHA EEY CILADA KA JIRTO FADLAN WAXAN IDINKA CODSANAA IN ADONKA OO AAN XANAGIN SI DAGAN AAN WAX ISUGU SHEEGNO OO AAN SAXNO WAXA NAGA QALDAY WAA HADII AAN RABNO IN AAN ISFAHAMNO..OK IYO IYADA OO AAN LEES CAYNIN QOF WALBO HA IS XILQAAMO OO HA U HADLO SI WAXGARADNIMO KU JIRTA..OK WANA KU MAHADSANTIHIIN JAAW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hani

Sunday, July 09, 2000 - 08:22 am
hi
to cilmi

aboowe adiga halkee dagantahay bal i noo sheeg
waaba ku aragnaa in adan daganeen u.s.a ee me sha aad dagantahay maka ruuntahay (nort america) halagaa helo jawaab ee jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMUD

Tuesday, July 18, 2000 - 01:28 pm
to cilmi wz up
north america aflagaadada ka daa ileyn jameican meelkasta waa joogaa teda kale anigu gabdhaha qalad uma arko waayo hadeer ayuu soo daahiray xaqii dadkii degi jiray somaliya ee ahaa dadka reer samo ah oo ladhihi jiray gabdheena mageesid oo waxaadtahay reer samo hadaba ma ilowday dadkaas ineey ahaayeen dad muslim ah ah oo nagu af ah oo nagu luqad ah marka taas ayeey tahay sababta keentay ineey hablaheena raacaan dadka jam. ah marka hada iyo dan waa hadii dalka loo laabto hanoqon kan ugu horeeya eewalaashiisa & gabadhiisa u diida dadkaas dega qeybo ka mid ah dalkeena ogowna farta ha ku soo fiiqin reer north america ee waa mid uu alle soo daahiriyay xaqii laga geli jiray dadkaas.
M.A.M
C/O ATL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cilmi

Friday, July 21, 2000 - 03:21 am
waa salamantihiin .

TO:mohamud.
walaalkiis aniga ma ihi dadka aad sheegtay lakiin waxa aan ahay wiil somaliyed oo neceb ceebta dadkiisa iyo dalkiisa soo gareesa marka aniga uma diidani dadka aad soo sheegtay walashey ama gabadheeyda .

waa maxay xaqa soo dahiray oo aad sheegesid walaal taasi aniga ma aanan garan .

jameeykankuna waxa oo hesto waa dadka dagan uk, north america. marka haka dhigin dhib heesto somalida oo dhan waa dhib adinka idiin qaas ah waa hadii aad wax garad tahay .

wada hadla oo kiina qaldan qabta kiina saxsane tageera waa hadii eey jirto walaalti nimo iyo somali nimo. waana ku mahadsantahay . jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawil

Tuesday, December 12, 2000 - 04:57 am
TO: ninka bugaan furay.

wallalow adiga dhib u joog miya ahan jirtay markadi hure maxa yelay waxa aad soo sheegtay ayaan ka naxay.
mase jamecan ayaa kaa qatay qof aad la sucatay ama aad jecleed sxb bal ii soo sheeg sida eey wax u jiran bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 12:00 am
Jamaikan waa dad jira. Wadanka marka lagu laabtana, gabdhihii soomaaliyeed ee quruxda badnaa waliba cilmiga lahaa waxay dhadhansheen ••• ninmadaw (real african) Markaa madawga soomaaliya jooga ayaa ay ugacan galeen marka lalaabto. Mid ayaan fahmi waayey soomali islawaynida ma carab ayey kakeentay mise afrikaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Batman

Saturday, January 13, 2001 - 12:08 pm
Waan idin salaamay dhamaantiin, waxaana jeclahay in aan wax ku darsado arrintaan uu soo jeediyay cilmi, meel kastaba ha ku noolaadee. Ummad walba waxay jeceshahay in iyada lagu daydo afkeedana lagu wada hadlo, dhaqankeedana la qaato sidii jiritaankeeda u sii jiro. Ummado kale duwan oo horey u soo jiray afkoodii iyo dhaqankoodii intaba hore bay u soo lumeen, sababtoo ah waxaa ka xoogbatay amaba ay ku daydeen ummadihii ay markaa la noolaayeen. Marka dagaalka uu cilmi ku jiro waa mid ku saabsan sidii ay soomali u sii jiri lahayd, dhaqankeeda, afkeeda,diinteeda iyo "GENES" unuga oo aysan ummado kale ugu milmin lagana awood badan. Marka ummad walba waxay ku wanaagsan tahay in ay iyadu is gargaarto si ay u sii jirto una gudbiso waxa ay dhaqan iyo caado u leedahay genration to genrations. Anagu hadaan somaali nahay kama duwanin qof ahaan ummaddaha alle abuuray meel kasta ay joogaan addunkan, balse dhaqan, af iyo "GENES" baynu uga duwan nahay.