    ugaas maxamed | Sunday, July 16, 2000 - 05:14 am aniga oo ah nin soomaaliyeed oo ku nool waddan pakistan , muddo badan, waxaan jeclaan lahaa inaan dadka tusso ama ku war galiyo dhaqqanka xun , ee saffaarad isku sheegga soomaalida ee ay labada nin ka taliyaan , ee ku taalla islmabad . saffiirka oo ah nin habargidir , sacad ka si ah iyo qunsulka oo marreexaan darteed , ayaa saffaradda siidadka la siiyo ay u qayb sadeen labadaas qolo . saffaraddu waxay bixisaa 10 seat ka badan sanadkii oo laga helo dowladda pakistan . seedadku waxay iskugu jiraan medicine , engineering , dental iyo pharmacy oo dhammaantoodba ka tirsan qeybta cilmiga. hadaba awal waxay ahaydba sanadahaan danbe , waxaa qaybsatta labadaas qolo , ee marreexaanka iyo habaragidirta , soomaali inteeda kalena waxaa lugu yiri badda ka cabba . lama yaabani oo soomaaliyu qabyaalad ayay iskugu hartay , waxa l dagayna ay ayadu tahay , laakiin inay heerkaan gaarayso uma haysanin , hana ogaadaan labadaas nin in barrito lala xisaabtami doono , oo magacna ka haro dono . |