We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 05, 2000 - 08:05 am waxaan rabaey inaan barto dhalinta soomaaliyeed oo ku nool aduunka ama North America
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 04, 2000 - 11:48 am hi.omar waxaan ahau,nin dhalinyaro ah oo rabo.i uu soo dhaweeyo dhalinyarada. soomaalida. gaar ahaan dumarka
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 04, 2000 - 06:42 pm TO:jay.z salaan kadib, bro waa dadaalaysaa ilaaahay hakula garabgalo.aad baa oo gu mahadsantahay soo dhaweyntaada laakin (TIMIR LAFAA KU JIRTAA )gabdhaha ayaa soo dhaweynaysaa in kabadan wiilasha , maansha'alaaahu taasi waa good job bro. thanks: byeeee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 05, 2000 - 05:36 pm hello omar iyo anwar. anigu waxaan soo dhawaynayaa dhalinyarada somaaliyeed rag iyo rag iyo dumarba, waayo noloshaa labadaas ka kooban. waad mahadsantihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 11, 2000 - 01:41 am anigana waxaan raadinayaa wiil somaliyeed oo aan halkaan ka barto malaga yabaa in midkiin diyaar yahay?waxaan ku noolahay dalka holland
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 11, 2000 - 09:47 am amran HI , walashey waan ku salamay,oo aniga ayaa radinaya gabar an la saxiibo oo ila dagan nederland si aan noolal u wada wadagno
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 13, 2000 - 03:45 am hi walaal thanks abdulahi wlc .xagee ku nooshahay naderland .ka xagee....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 13, 2000 - 07:39 am hi amran ,walashey waxaan ku noolahay brabant gar ahan eindhoven ee amran halked degen tahay qafka magaca fican leh wada xirir wanagsan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 16, 2000 - 12:54 am walaal waad ku mahadsan ,gartay meeshaad degan tahay eema waxaad degan tahay 1=weonsel 2=streep 3=stratum 4=tongelere mise agagaareheeda ayaad ku nooshahay ik ben dicht bej van je
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 16, 2000 - 03:03 am hi amran abaayo marka hore waan ku salaamay .amran waxaan deganahay stratum ee amran ma eindhoven ayaad dagantahay mise agagaareheeda oo ma aanan is leheen dad eindhoven dagan am agagarehedadagan ayaa melahan ku juro
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 20, 2000 - 04:05 am walaal waad salaaman tahay . waxaan degnahay rotterdam ee 2 sanoka hor ayaan waxaan deganaa eindhoven saas ayaan u kala aqaanaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 20, 2000 - 07:27 am amran waan ku salaamay,abaayo waxaad tahay qof xirirka ku ficaan ,amran abaayo waxaan donayaa in aan xiriirkena inta aan ka wadno ,waxaan ku sinaaya mailkeyag """"[cabdullahi51@hotmail.com]"" waxaan ku leyehay welcome?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 22, 2000 - 08:52 am amran iska waraan abaayo.amran 2sanad ka hor halked ka daganed ,abaayo maxaad qabata imiisad jirtana .amran macanta mailka kor ku qoron waa iga xirmay ee midkale ayaa furtay waana """c/llaahi@hotmail.com """wixii intaan kabadan waxaad igala soo xiriresa mailkan ,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 09, 2000 - 01:52 am walaal waan ku salaamay , sorry not anser soon. walaal waxaan isku dayey in aan ku soo imeelgareeyo ee ma qaldan yahay waa ii suurta geli weeysayee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 09, 2000 - 09:39 am amran iska waran maficaan tahay abaayo iga rali noqo oo qaladka dhankeyga ayuu ka yimid oo mailka ayaan iska qalday adigana dibluguma arkin ee halkedka dhacday abaayo oo waxaan islaha weygurtay amran hadiyo wixii ka danbeyo ayaan wada xiriirena amran gadasha waxaan furtay mailkan waana {cabdullahi2000@yahoo.com .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 29, 2000 - 11:24 am HI AMRAN! WALAALEY WAXAAN AHEY WIIL RABO INUU KU BARTO, AADNA UGA HELAY LANA DHACEY SIDAA DADKA U XIRIIRISID! MA LAGA YAABAA INAAD WAX ILA QABATO 'I HAVE FEELING TOWARD YOU" OR WAXAAD RABTAA NIN DEGAN HOLLAND LEE... ILA SOO XIRIIR EMAILKAYGA WAA CASANOVA139@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 09, 2001 - 08:50 am hi cade waad salaaman tahay waa gabar cusub ee diyaar ma u tahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 12:46 pm yaah sucaad, ani iyo adi maxaa ka qabtaa?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 07:44 am hi sucaad walaal waad salaamantahay ,aniga ayaa diyara ku ah ee isoo dhaweey anigana sido kale aan ku soo dhaweye ,WELCOME
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 13, 2001 - 08:27 am hi all is me sucaad ,who can i believe you both.leyli or sadaq . i can only make relionship whith one person. so let me know peace sucaad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 13, 2001 - 04:42 pm malaga yaabaa inaan barto gabadh soomaaliyeed. oo laba cunug wadata oo qaadkana,cunta. salaadana,tukata.ilaaheyna ka baqaysa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 12:48 pm AHLAAN DHAMAN DHALINYARADA, WAXAAN JECLAHAY INAAN HALKAN KA BARTO GABAR SOMALIYEED OO DEGAN U.S.A WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAN SI DAACAD NIMO KUJIDHO U LASHEEKEYSTO GABADHA ALAALE IYO GABADHA BEST DESICRIBES THESE, WALAASHAYDA SOMALIYEEDEEY WAXAAN JECLAAN LAHAA GABAR DHIRIRKEEDU U DHEXEEYO 6.0-5.8FT.. LIGHT SKINED, COLOUR WON'T MATTER, ATTRACTIVE, GOOD ATTITUDE, BEHAVES NICELY, AND RESPECTING.. IF THAT IS YOU, IAM A YOUNG MAN WITH THE AGE OF 24YEARS , I GO TO UNIVERSITY OF WA, NICE AND VERY ATTRACTIVE,... IF YOU WANT START A NEW RELATION SHIP, WELCOME SISTA..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 24, 2001 - 04:55 pm hi SUCAAD I think u stil there ,if that is the case let me ask u sis , ma jeceshahay jaadka dadka cuna ? adiga ma garoob baad tahay sis laba caruura leh ? waxaan ka helay furfurnaantada walaashiis hadaba halke dabkaaga ka shidanyahay in another word where at u sis ? i love u sis god bless u the bro in usa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 28, 2001 - 06:53 am sucaad hallo walaal sucaad waxaan ku leyahay joyska adaa leh ,ee byyyyyy
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 02, 2001 - 08:41 am to qalinle walaal marka hore isi sheeg adiga qofkaad tahay ten xigta ka hadal waxaad dooneeyso , ka dibna su,aal wixii aad qabto ka hadel adigoo isticmaalaayo hadel wanaagsan . bye
|