Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: BAAFIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faisal M. Hagi

Sunday, August 06, 2000 - 12:28 am
Hi ppl
waaxaan baafinaya nin la yiraahdo Mukhtaar Kabroole oo markii igu danbaysay la igu sheegay in uu ku nool yahay wadankaa Canada,Hadab plz qofkii war kiisa haya ha igu soo diro halkan

Faisal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ex-reer b/weyne

Monday, August 07, 2000 - 08:00 am
asalaamu alaykum

faisal sxb waan ku salaamey ninka aad raadinee haduu yahay muqtaar kaabaroole oo reer b/weyne ah waxa uu joogaa waqooyiga america telefonkiisa ma haayi laakiin waxaan ku siinaa telefonka walaalkiis saalax kaabaroole oo ku nool dalka danmark: tell:004598791692
iyo walaalkiis guushaa tell:00441179556334, oo ku nool dalka england.
Adiga hadaad ninkaas raadineeysey kala xiriir telefoonadaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal m.hagi

Monday, August 07, 2000 - 11:28 pm
saaxiib waa ku mahadsantahy waana isaga ninkaan bafinayey,waan la xirriri doona telfoonad aad i soo siisay.

faisal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saaxiibkiis

Monday, October 09, 2000 - 07:11 pm
saaxiibkiis,

walaal waxaan raadinayaa cidii garanaysa Cabaas Sh.Mohamed oo markii iigu danbeysay ku noolaa Nairobi Kenya sannadkii 1993.
Somaliyana dhigan jiray Sidam.Marna ka shaqaynayay wasaarada Maaliyada.
Fadlan haddii uu soo galay North America Ama Yurub ama ciddii garanaysa igala soo xiriir Emailkan

kayfy@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Osman Haashi

Tuesday, October 17, 2000 - 08:02 pm
Walaalayaa waxaan raadinaya fanaankii wayna ee Xassan Aden Samater telfoonkiisa,plz ciddee garanaysa waxaan ka codsanaya inay u gudbiyann telafoonkayga oo ah: 0097150 6150492 waana abu dhabi.Waa mahadsantihiin.