We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 09, 2000 - 02:53 am WAXAAN BAAFINAYAA DHALINYARADII DAGANAA HAMARJADIID IYO NAWAXIGEEDA PLEASE CONTACT ME
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 14, 2000 - 09:12 am Waxaa dagenaa LABADHAGAX hadii aad daganayd contact me
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 11, 2000 - 05:32 am near cali kamiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 14, 2000 - 02:25 pm waa idin salaamay dhalinyarada xaafada xamar jadiid aniga waxaan daganaan jiray ku dhawaadka LABA DHAGAX. waxaa laga yaaba hadii aan is waraysano inaan is aqoonsano, ee aqyaarta hala,ikla xariiro. bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 21, 2000 - 10:26 am TO AK WAA LAGU SALAAMAY ANIGU WAXAAN AHAY REER XAMAR JADIID WAXAAN DAGANAA ISBARTIIBADA AGTEEDA DUGSIGA HOOSE DHEXE AMIIRI NUUR AGTIISA AYAAN DAGANAA MAGACAYGA WAXAA LADAHAA CABDULQADIR SULDAAN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 22, 2000 - 07:37 am Waxaan deganaa labadhagax meesh xaajiyaduhu ka jireeyn jireen. hadaad daganayd xaafadaas waa laguu yaqaan ee isa soo sheeg.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 16, 2000 - 05:58 am Aqyaarta waa idin salaamay!!! waxaan jeclaaan lahaa in qofkasta uu magiisa kor ku soo xuso. si,aan isku fahano. waa hadii aad jeceshahiin inaan is barno maadama aan isku xaafad aahaan jirnay.Waxaa laga yaabaa inaan isna qaano. Sidaas iyo nabadgalyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 20, 2000 - 08:41 pm Salamu Calaykum Folks, I used to live in "Xamar Jadiid" myself pple, but I want to know, who lived near SHALEEYMO XAMAR JADIID or the surrounding area. The reason am asking this is cause I used to lived near the threater. Thnx yall!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 21, 2000 - 02:51 pm WAXAAN DAGANAA AQYAARTA BAAR HILAAC WAXAANA RAADINAYAA DHAMAAN DHALINTII XAAFADA BYEE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 22, 2000 - 12:13 am yaad danbi ka gasheen, ninwaliba waa uu isqarinaa aloore waxaa tihiin gacan ku dhiiglayaal, magacyadiina sheega, yaa yaqaan CALISAADAQ, MAXAMAD MUUMINIIN, BIYAAATARO, CALI AMIIN, QASE DHEERE, JARMAL CALIDAAHIR, CABDIRISAAQ ELFIS, GARUUN, CABDIFITAAX SATE,. waryaada magacyadiina sheega ama iska aamusa. aniga waxaa la iyiraahdaa maxamad, WAXAAN SAAXIIBO AHAYN ,SUULEEY WALAALKIS alaha u naxariistee muuse qalaaye.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 24, 2000 - 06:22 am TO DHAMAAN DHALIN YARADA XAAFADA X/JADIID saaxiibayaal kuligiin waad is qariseen waa suu idiin sheegay qofka iga horeeyey aniga waxaa lay yiraahdaa HARUN SHARIF waxaana daganaa inta u dhaxeeysa laba dhagax iyo suuqa xamarjadid waxaana digan jiray dugsiga hoose dhexe ee amiir nuur laga soo bilaabo 1981.ilaa 1988 and i love all dhalinyarada xamarjadiid qofwalba oo xiiseeynayo in aan is barano ama iyaqaano igala soo xiriir mohamedharun@hotmail.com CIID WANAAGASAN KULIGIIN REER X/JADIID
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 14, 2001 - 07:22 pm Just looking for anyone that attended Schoolka Ahmed GUreey?? Holla back aight!!!!peace my xamarjadiid folks!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 10:35 pm saxiibayaal dadkii xamar jadiid hadaad raadinaysaan way wada dhindhinteen just kidding WAXAAN DAGANAAN JIRAY XAAFADA XAMARJADIID SUUQA AKTIISA WAXAANAN KA DAGANAA DHANKA SHALEEMO XAMARJADIID WAXAANAN DHIGANJIRAY ISKOOL AXMED GURAY FASALKA 8AAD X 1990...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, January 20, 2001 - 05:04 pm Dear GARE, Hey am glad someone that went to my school replied back, but I used to be in FASAALKA 8AAD T sanadkii 1990. GARE, if you don't mind me askin' you.....where are you living right now?? Just wondering where all our Ahmed Gureey people at espcially those who were in grade 8?? Aniga waxaan daganahay Toronto, Ontario, Canada!! Bye!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, January 20, 2001 - 05:55 pm HAMBALYO--HAMBALYO. ANIGOO KU HADLAAYO MAGACA XAMAR JADIID WAXAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAAYAA SAFIYO SHARIF OSMAN IYO NINKEEDA MAXAMAD MAXAMUUD (SHIRWAC)OO REER XAMAR JADIID AH OO AFARTI BISHAAN WIIL UGU DHASHAY MAGAALADA MENESOTA EE DALKA MAREEYKANKA WAALKAASNA LOO BIXIYAY (HARUN)HARUN WAXAAN LEENAHAY HARUNOW NOQO KII DADKIISA DIINTIISA IYO DALKIISABA ANFACA, IDINKANA AAMIIN SOO DHAHA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 28, 2001 - 07:56 pm aqyaarta magaceeyga waa cabdi caafi waxaan deganaa x/jadiid haleysla xiriiro,ninka isku magacaabey war iska aamus sxb waa aqaan dadkaa sheegtay oo dhami. caafi2000@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 28, 2001 - 10:37 pm caafi Aboowe seetahay, ima garaneysid lakin waxaan garanayaa qof in badan ku raadinayey ee ila soo xiriir ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 09, 2001 - 10:05 pm cumar HAAJIRAAY...HAAJIRAAY..WIXII NOOL WAA LEYS ARKI akhyaarta xamar jidiid waxan ka degenaa Guryahay caymiska agtooda nin la oran jirey caagane yuusuf fadlan ninka qofkii meel ku og ha ila soo socodsiiyo. safiya adi ma reer x.jadiid baad ahayd mise waa na soo booqatey hadaad ahayd xaggee ka degeneyd iskuulkeese dhiganjirtey. Guul baan idiin rajeynaa dhamaantiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 05:02 pm Waad salaamantihiin reer Xamar-Jadiid, Fadlan inta igaranaysaay aan iswaraysanee igala soo xiriira halkan: Waa Cadnaan Cabdillaahi oo deganaa waqooyiga dugsigii Maxamuud Xarbi Email: adnan33@excite.com Nabadgalyo Cadnaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 06:51 am WAXAAN DAGANAA BAARKA GAALJECELKA AGTIISA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 04:29 am To Caafi Cabdi caafi waan ku salaamey waxan ahay gabar ku taqaan, oo reer X/jadiid ahaan jirtay. waxan si fiican is ku taqiin Aabahaa caafi oo Farmashiiga ku lahaa jidka Sodanka, dhinac Dukaan ka ceydiid. Waxaan waliba kor ka aqiin wiilashiina mid ki skuula Aamino Nuur Macalin ka ahaan jiray ma, adigabuu ayaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 04:32 am War yaa ahaa ardeydii AAmino Nuur Skuul, OO Yaqiin Dr Miiney, Macalin Idiris iyo Macalin Hadan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 07:09 am saxaabayaal dhamaan reer xamarjadiid gabdho iyo wiilal waan idin salaamay salaan qali ah kadib saxibayaal waxaa ley dhahaa Anwar cabdi caseyr waxaan daganaa suuqa xamar jadiid waxaana si fiican isku naqanaa haruun shariif waan ku salaamay sxb hollan maad wili jogtaa misee?waxaa kaloon u shegaa ninka deganaa ceymiska agtiisoo caagane yuusuf radinaayo waxaa laygu shegay ingriiska in uu joogo dhamaan reer xamar jadiid magacooda anoo ku hadlaayo waxaan u hambal yeey neynaa haruun shariif walaashiis oo wiilka ugu dhashay usa waxanu leenahay hambalyo qofkii iyaqaanow igala soo xiriir anwar_aseyr@hotmail.com waa anwar_aseyr hahilmaamin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 12:15 pm to.anwar walaal waxaan ku weydiiyey hadii aad taqaan aanis iyo xaaji caseyr iyo hadii aad taqaan casir kabootooy??. waxaan ku weydiiyey ibraahim casir.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 08, 2001 - 02:29 pm waxaan halkaan ka salaamayaa wiilkaan yar ee haaruun shariif.sidoo kale waxaan u hanbelyeynayaa walaashiis oo dhashey wiil lagu samiyey abtigiis haaruun.haruun waxaad ugu salaantaa dhamaan ehelkaada oo dhan.waana ku salaamayo dugsiga macalin cali cibaar agtiisa ama dukaanka axmed caruus agtiis. waxaana illaahey kaaga baryeynaa inuu noqdo wiilkaas mid diintiisa , dadkiisa daafaco iyo dalkiisa hooyo ayagoo nabadqabo ku noqdo. asalaama caleykum waraxmatullaah.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 10, 2001 - 04:24 am to:cali cali walaal waan kusalaamay salaan kadib sxb waad ifahantay ruuxaan ahay lakiin waxaan umaleynayaa qofka sidaan dhan iiyaqaan waa qof aan iga dhereen eebow marka iskukeysheeg anis iyo xaaji caseyr waa walaalahay ila dhasheen caser kabotona waa awowgey qali ah marka ibraahin caseyrna waa aderkey abahay la dhashay adiga mesha aa ku nooshahay meshaad degeneed iyo magacaaga sadexan? by:anwar abdi aseyr.<qadafi>real hamar jadiid 4 ever. i miss h/jadiid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 04:27 am to. anwar waan ku salaamay aniga waxaan saaxiib ahayn xaaji caseyr waxaana deganahay sweden. aanisna meeshaan ayaan isku aragnay Ibraahim casirna wuxuu iigu aadan yahay waalid aabeheyna wey isyaqaaniin. waxaadna igala soo xiriiri kartaa emailkaan. nuuraani@hotmail.com nabadeey.
|