Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: YAA YAQAAN MAX`ED SHOOBLE KAFEE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shiine

Tuesday, August 15, 2000 - 09:50 pm
Asalaama Caleykum Dhamaantiin.

Waxaan raadinayaa saaxiibkeyga qaali ah oo lagu magacaabo Max`ed Shooble Kafee, oo ay iigu war dambeysay 96kii la iina soo sheegay in uu Australia soo galay, haddaba haddii aad taqaan ama aad warkiisa heyso fadlan igala soo xiriir E-mailkan shiinka@hotmail.com.

waxaan rajeynayaa in aan aqbaar idinka heli doono Insha`allah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

indha deeq

Tuesday, February 13, 2001 - 02:03 pm
dear
waan ku salaamay salaan ka dib ma waxa aad ka hadleyso ma reer baydhaboodba mise waa qofkale mahadsand