Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Ardaydii Al.imaamu shaafici inta ayaa laga rabaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 17, 2000 - 07:56 am
Al-salaamu calaykum.
meeshaan waxaan ugu talagalnay in ardaydii dugsiga
imaamu shaafici ee dibada uga soo baxday ay ku wada xiriiraan,wixii akhbaarana ay isku dhaafsadaan,waa qaar ka mid ah ardaydii hore,
Mustafa Mohamed Ahmed.C/kaafi Mohamed Daahir.
C/muncim Yusuf C/qadir.Maslax Cisman Maxamed.
wixii faahfaahin ah kala xiriir
Mustafa400@hotmail.com