Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Wixii yadu waydo afkaa hela
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Thursday, August 17, 2000 - 09:28 pm
waxaad yadka waydo inaad afku hesho waa wacan tahay qofkii dadaalaa waa helaa waxuu doonayo haddii uu samir yeesho samirkuna waa mid soomaalidu aysan qancin. soomaalida badankeedu waxaa caado u ah waxaad doonayso been iyo runba raadi taasna waxaa keentay samir iyo wax jidaysan la naco.