Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Wixii ay yadu waydo afkaa hela
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Thursday, August 17, 2000 - 09:34 pm
waxaad yada ku waydo inaad afku hesho waa wacan tahay qofkii dadaalaa waa helaa wuxuu doonayo haddii uu samir yeesho samirkuna waa mid soomaalidu aysan ku qanacsanan. soomaalida badankeedu waxaa caado u ah waxaad doonayso been iyo runba ku raadi taasna waxaa keentay samir yari iyo waxa jidaysan oo la naco.