Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: Is Barasho Furan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saliid

Thursday, August 24, 2000 - 04:40 am
Walaalayal Waxaan ahay wil ku nool yurub gar ahan NL,Waxaan rabaa in aan barto dhalinta somaaliyeed oo ku nool aduunk. LEENDE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji

Tuesday, September 19, 2000 - 04:46 am
salaamu caleykum
waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo ku nool yurub dadiisu tahay 20-21
waxaan ahay wiil wadaad ah
midabkaygu waa maariin dherarka dhexdhexaad
waxaan radinayaa gabar muslimad ah oo diinta si fiican utaqaan oo aan cilad laheyn quruxna Allahah siiyey(dhexdhexaad oon madoobeyn gaabneyna)dadeedu ay u dhaxayso 18-20 email.....cobdiwali@hotmail.cim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 02:57 am
Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo degan dalka
liibiya waxaan doonayaa in aan yeesho saaxiibo
ah soomaali oo ku kala nool dacaladda adduunka
oo ah gabdho .

cinwaankayga waa
ama pobox:10103 Tripoli,Libya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 03:00 am
Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo degan dalka
liibiya waxaan doonayaa in aan yeesho saaxiibo
ah soomaali oo ku kala nool dacaladda adduunka
oo ah gabdho .

cinwaankayga waa
ama pobox:10103 Tripoli,Libya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 03:03 am
Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo degan dalka
liibiya waxaan doonayaa in aan yeesho saaxiibo
ah soomaali oo ku kala nool dacaladda adduunka
oo ah gabdho .

cinwaankayga waa
ama pobox:10103 Tripoli,Libya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 03:09 am
Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo degan dalka
liibiya waxaan doonayaa in aan yeesho saaxiibo
ah soomaali oo ku kala nool dacaladda adduunka
oo ah gabdho .

cinwaankayga waa
ama pobox:10103 Tripoli,Libya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 03:10 am
Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo degan dalka
liibiya waxaan doonayaa in aan yeesho saaxiibo
ah soomaali oo ku kala nool dacaladda adduunka
oo ah gabdho .

cinwaankayga waa
ama pobox:10583Tripoli,Libya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 27, 2000 - 07:38 am
Mr.Hussein Hagi oo ku nool Liibiya,Waxaan u baahanahay Gabar soomaaliyeed is fahmikarno,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Tuesday, October 31, 2000 - 09:55 am
waxaan ahay gabar somali ah oona joogta dalka marenkanka ona ka ah police.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Wednesday, November 01, 2000 - 07:08 am
shugri waxaan ku leyahay welcome waxaan ka helaa dumarka nafsadoda wax u tara ama shaqeysata

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Thursday, November 09, 2000 - 04:54 am
waxaan ahay wiil somaliyed doonayo inuu saaxibo
ku yeesho dunida dadaydu waa (22.years old)


HEES GAABAN
Dumar iyo haweenbaa nolol laguhaweystaa.
kuwa lago himyeyee sida hoowd caleen wayn .
ragu wada hamuumee ishu halacsaneysaa.
hablahaaga weyee.marga guur laheybshee.
gabar heegadheeroo. hoobaanlamoodee.
garta iga hubqaadee. quruxdana kahodanaa.
hufo laga aroostaa HOOYO Laguxasuustaa?
so leave your E.mail.than I will contacte you
as soon as possible

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saliid

Friday, November 10, 2000 - 04:39 am
dhamantina waa salaman tihin ,waxaan u furay bagan in la isku barto murti lasku weydarsado marka waxaan idin leyahay welcome iyo aqoonkarorsi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASIILI

Friday, January 12, 2001 - 02:20 am
TO DAACAD

WALAAL AAD BAAN UGA HELAY HEESTII HOOYO EE AAD MEESHA KU SOO QORTAY RUNTIINA DA'DA AAD SHEEGATAY WAAD KA MASKAX BADANTAHAY EE XAGEEBAAD KAGA NOOSHAHAY ADUUNKA ANIGU UK AYAAN KU NOOLAHAY EE BAL HEESO KALENA OO QIIMO BADAN BAL INOOGU SOO XUS HALKAN

BY ASIILI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Wednesday, February 21, 2001 - 02:49 am
To:ASIILI walaal waxaan ku noolahay EUROP
ee bal adiga xagee ku nooshay maad ila aragtid
dhalin yarada maanta jirta oo waxeey ku suganyihiin lagarankarin waa iga cajibiyeen,

PEACE ALL OF YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARJI

Friday, February 23, 2001 - 02:54 pm
WAXAAN AHAY NIN SOMALI DHALAD AH OO SHEEGATADA DAAROOD AHEEYN. WAXAAN BAADI GOOBAYAA GABADH NASAB AH OO SOOMAALI DHALAD AH. MARKA XUMAAN IGA MA LAAKIIN XAQIIQDII WAA DHAQAN IYO SHARAF AAY SOOMAALIDA DHALADKA AAY LEEYIHIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed wali

Monday, March 05, 2001 - 03:00 am
Asalaama caleeykum walaalayaal waxaan ahay wiil somaliyeed da'diisuna tahay 19 sano waxaan jeclaaday in aan laxiriiro gabdhaha somaliyeed ee ku nool aduunka dacaldiisa maada aan u xiisay iskuulka aan dhigta iyo meesha aan ka shaqeeyo lagama helo gabdha somaliyeed markii aan arko ayagoo meel socda ama baska aan saaranahay ay soo koraan waan ku farxaa waana ka naxaa waxaan ugu farxaa gabar somali ah ayaa ila saaran gaariga waxaana ugu naxaa haddii aad salaanta ameey jackuugu dhijisaa dhoow mar ayeey igu dhacda intaan salaamay ayeey i inkirtay sidaas daraadeed ayaan go'aan saday in aan gabdha somaliyeed lasoo xiriiro abaayo waxaan rajeeynayaa kuwii kheyrka isku barto allaha inaga dhigo (amiin amiin amiin)
jawaab ayaan idiinka sugaayaa

mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aarkey

Wednesday, March 14, 2001 - 06:00 am
waxaan ahay wiil somaliyed doonayo inuu barto gabar somali ah dayda waa (25 waxaan ahay will
dhigta south bank unversity ee london midabka waa
maariin dherarka waa 1.85 waxaa rabaa inaan helo
gabar somaliyeed oo waxbarato fadlan ii dhaaf fariin by aarkey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saliid

Thursday, March 15, 2001 - 10:30 am
to arji
walaal ama sxb salaan marka labad waxaan kunleyahay qabiilka waa kan wadankena naga soo waday oo na kenay mel aan nagala rabiin .marka walaal waxaan ku leyahay ka dheeraaw qabiilka hadad tahay dhalinyaro qabilka waa qurun ee sorry
hadad doneysid qaf dumar ah waxaa ku radsata somali nimo ama muslinnimo ee waga intaas


to dhaman wad salaman tihin saa du dhantihin
gabar iyo wil waxaan idin leyahay gacmo furan ku soo dhawada walaalayal iyo xiriirwanagsan iyo barasho wanagsan,,,,,by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed wali

Monday, March 19, 2001 - 04:03 am
saliid waan ku salaamya sida wanaagsan ee aad noola soo talisay aniga waxaaan kuugu raacsanahay dadka isku raadsado qabiilka qabiiln awaa qaniis sida aan horay ugu qornay, magaranayo in aad tahay wiil iyo gabar magacaaga ayaan ku wareeray ee iga raali ohoow haddi ay intaasi ku dhibtay waxaana marlabaad kaaga mahadcilinayaa sida aad qabiilka dadka ugu reebeeyso allaha inaga dhiga kuwii kheeyrka isku bartay
Wabillaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burjiko.

Saturday, March 31, 2001 - 06:56 am
walaal maxamed wali yow, mid ayaan kuugu taageeray midna waankuugu caariday, tan aan kuugu taageeray waa qabiilka sida xun loo fasirtay oo cudur xun inagu noqday, in aad kasoo horjeedo.taasi waa mid, walaal waxaan kuugu caariday, cayda aad meel kastaa galisay, meeshii aad unasee xayn lahayd umadan in tooda juhalada iyo xamaasad xun aan sal iyo raad diinteena midna kulahayn. walaal kadaa qaniiska aad meel kastaa ku hayso, hana iiga qaadan xumaan walaal, runtii aad aayaan ula dhacay figradaada laakiin !!!!!!!
waa haddii aad tahahay ninka meel kastaa ku qoray qabiil waa qaniis, hadaadan ahayna, adigaaba leh hada, saaxiib kana raali noqo canaanteyda.
guul baana kuu rajey nayaa iyo in uu Alle inaga dhigo sidaada oo kale, qabiil qalad loo ffahmay aad kasoo horjeedo dhammaanteen allow sidaa maxamed wali oo kale inaga yeel, waa haddii ay daacad kaatahay, aaaaaamiiiiiiiiiiin.

saliid dadkana waxaad boodhka ugu dhajisay isbarasho adigii bilaabayna waad is qarineysaa seecamal saaxibow.mise asiil ka aasheegatay aakuu magac ah fadlan jawaab iga soobixi, akhyaara waan idin salaamay. saliid / asiil , waxaan kaa codsanayaa hal gabay oo murtileh bal inaad inoo soo jediso, sidaa iyo kulant wacan. salaam.