We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 26, 2000 - 09:28 am waxaan ahy nin la yiraahdo maxamed abdi kulmiye oo ahaa ragii aasaasey nijmegen mar hore ayaana ii gu dambeysey like 6 jaren een ik vraag me af waar zijn mijn jongens . xasan wali-abaar. siciidjoomo. biibaaye faragaab. abshir. naasir hagar. fowsi abdulle adaawe. abdi hakin ali abdikarin. guure. zakariye life. masoo koobi karro iyo princes van nijmegen oo loo yaqaano ayaan i love u babe maxaa idin ku dhacey aduunka cyperka ku ma jirtaan miyaa? misse julie zijn achter gelaten wats up u better represent---
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 26, 2000 - 11:42 pm aan biibaaye, saaxiib jaad ayay u fadhiyaaan, majliskana computer ma yaalo zo je weet nu genoeg denk ik. lafihii hore computerka iyo arimihiisa badaas ayay ka galaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 30, 2000 - 03:24 am salaaaaaaaaaaaaan reer nijmegen hadan nahey waxaan nahey horyaalka kubada cagta somalida holand ku nool, marka biibaaye sxb anaa kugu salaami doona marka kee kugu salaamaa ardey waryaa jaad beel maxaa isku heysaa orad ceyrso slime meid waa mr yuu oo ku leh biibaaye sxb waan ku salaamey waxaan kugu salaami doonaa dhamaan reer nijmegen bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 30, 2000 - 11:14 am to mr yuu, Ik wist niet dat je reer nijmegen was, nou biibaaye heeft al een week een oproep staan, en was benieuwd waar ze uithingen! nou ik kan alleen maar een conclusie trekken! MAJLISKA!! of niet soms!! maskiinta slime meid 2.0 aan diray balan aan ku qaaday iney magacaas dambe dib dambe u isticmaalin!! bye the way bedankt voor je hulp arday1
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 31, 2000 - 01:59 pm ardey saaxiib laat da jongen met rust je weet wat ze zeggen ,better laat dan nooit yuu igu salaan biibaaye faragaab ,abshir, xasan wali naasir hagar ,madaxay .yuu nijmegen waligeed beey champieon ahaayeen taariikhda soo baar marka meesha ka sii wada ,laakiin waxaan rumeeysanetnin abshir iyo naasir hagar aawayeen
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 08, 2000 - 04:55 am biibaaye salaaaaaaaaan saxiib waan kugu salamey ee e mailkaada u soo qor si ay kugu soo xiriraan mida kale waa runtaa in aan nahey kampion lakinse ma ogtahey in somali voetbal in holand selection laga xuley oo ay nijmegen ku jiraan 3 ciyaartooy oo kala ah biibaaye ,guled iyo anigoo ah mr yuu nabadeey macsalaama ardey salaaaaaan adiga iyo slime meid yaa adkaadey bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 08, 2000 - 01:01 pm YUU HOME BOY SALAANTII WAA KAA QAADAY E.MAILKA WAA hadu16.@.aol.com sii biibaaye iyo ayagoo dhan siiba saaxiib aad aan kuu sharfi lahaa haddii add siin lahayd gabar la dhaho ayaan oo reer nijmegen ah. thank u .bii.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 09, 2000 - 02:41 am biibaaye salaaan waan siin doonaa hadaan arko ayaan ,asxaabtada ma ahan rero internet ee la soco koley u maleyn maayo in ay ku soo qori doaa waayo waqti maba uhayaan internet lakinse waan siinaa insha allah bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 09, 2000 - 11:03 am thanks yuu .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 03, 2000 - 04:34 am TO;waad salaaman tihiin dhamantiin waxaan idin weydiinaa naagaha nijmegen degen intee la yihiin waan ka yaabey ...........? malaha kintir dhamaantood way.............?
|