Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: **SAAN LEE EHEED SIDII LA RABAY**
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiqi

Tuesday, September 05, 2000 - 10:32 am
Dawlad xaq ah oo sidii la rabay ku timid kuna dhalatay waa tanaa,siin rabnayna saan waaye ee maxaa ka iraa laheyd arrintaas walaalkeyga/walaasheyda soomaaliyeedow. aniga xusuusteyda xamar cade aa ku weyn waana tegaa hadiis alle iraahdo,yaa i raacaayo hooy ciyaal xamar baska aas naga tegin na keena. Saaxiib ka waran arintaas ma fiicnoo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arta

Tuesday, September 05, 2000 - 05:24 pm
anigana waan kuku taageersanahay fikradaas
waana arin qofkasta oo shucuur waddani ay
kudheehantahay u ladhicikaro ama u khushuuci
karo. wasalaam

from arta