Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: Waxaan doonayaa inaan ogaado kismaayo iyo aayaheeda?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faanoole

Saturday, September 09, 2000 - 11:23 am
marka hore sallaan kadibna dood furan.

su aasheydii hore ee ku saabsaneyd magaalada kismaayo ayaa waxay igu ahayd mid aan in mudo ah la aamusnaa ugu dambeyntiina aan afka ka daayey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

goob joog

Monday, September 18, 2000 - 02:28 pm
kismaayo iyo agaheeda?

kismaayo sharmuutooyinkii majeerteen ileen wax wanaagsan ma laha ileene, kuli waxaa ku jura wax qaloocan. oo gaara meel aan weligood laga gaarsiin. wayna mahdinayaan.

maxaa kale ayaad rabtaa in aad ogaato. waan kaa ilaabay dekada waxaa ka soo dega wixii miskax bini aadam geli kara oo hanti ah.

nolosha waa nabad iho barwaaqo.

waad ku mahad santahay su'aashaada.


goob joog