Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: MAXEY ISKU NACAAN OO AY DULUF ISKAGA DHIGAAN GABDHAHA SOOMALIDA HADII LA GUURSADO?????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SISTER

Wednesday, September 13, 2000 - 01:52 am
TO ALLE GETROUWDE SOMALI VROUWEN!!!!!!


SI XUN HA IIGA QAADANINA WAY JIRAAN GABDHO badan oo soomaai ah oo mark la guursdo aad isku dhisaan is quruxis kaliya kama wado maar ook qua waxbarasho dhinaca diinta & tan kale ba.

marka waxaan la yabanahay kuwa dulufka iska dhigo oo markey ninkooda la joogaan xataa maryo badan iska kor gashto oo wasaq ah hadhowna waxey dhahaayaan ninkii baa ixumeeyey oo mid kale iga raacay dat is toch logisch!!of niet???
en afhankelijkheid van de man dit vond ik heel erg, maxaa nin kugu xiray yaa kuu diiday in aad wax barto oo aad shaqeysato hadii uu culeys ilmo ku saarneyn?

marka waxaa idin dhihi lahaa meesha ka kaca oo nederland-taal aad 9jaar baraneysanaa si aad UITKERING U qaadataan iska daaya ilhaahey nima curyaamin oo aqli & xoog wuu ni isiiyey wax barta siiba diinta ilaahey taas kaliya ayaa idinku filin, want cilimiga oo dhan oo aan iskoolaadka ku dhiga neyno diinteena ayaa laga keenay.


I LOVE YOU ALL SOMALI WOMEN, BUT WAKE UP SISTERS WHAT IS WRONG WITH YOU?

TAKE CARE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADER

Wednesday, September 13, 2000 - 02:34 am
DEAR SISTAR adoo iga raali ah mawaxaad aragtay ayaad kahadlaysaa mise waxlaguu sheegay hadaad aragtay qofkaad ku aragatay tartiib ugu sheeg hadaad maqashayna harumaysanin hablaha somaliyeed meelwalboy joogaan dunida waxaa laisku raacay inay yihiin kuwa ugu edebta iyo nadaafada badan.
waligay marumaysan gabar somaliyeed oowasaq lagucaayayao ayadoo miyirkeeda 100%
SIS HADALKAYGA DIB USII EEG MACNIHIISA ADOO MUDAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARDA

Wednesday, October 25, 2000 - 11:47 am
SISTER HADALKAAD TIRI DOOD AYAAN KAQABAA.

MARKA HORE WALAALKEY QADAR AYAAN KU RAACSANAHAY
ARINTA AH IN AY DUMARKA SOOMAALIYEED UGU NADAAFAD BADANYIHIIN DUNIDA.

MARKA XIGTA,JE PRAAT ALSOF JE HET ZELF HEBT ERVAREN'HEB IK GELIJK SIS'?

MAAR WAT IK VIND OVER DAT GETROUWDE SOMALISCHE VROUWEN,IS DAT SOMMIGE HET ECHT MOEILIJK HEBBEN OM EEN BAAN TE VINDEN EN DAN NOG COMBINEREN MET
KINDEREN.

DAT IS NIET ALLEEN VOOR SOMALISCHE VROUWEN MOEILIJK MAAR OOK NEDERLANDERS ZELF,DAAROM NEMEN ZIJ ALLEEN MAAR 2 KIDS, OMDAT ECHT GEWOON VEEL TE MOEILIJK IS OM TEGELIJK FULL-TIME BAAN & FULLTIME
TE ZIJN.

SIS IF YOU DON'T MIND MAG IK JE VRAGEN OF JE GETROUWD BENT OF NIET?

WANT IK BEN GETROUWD, HEB KIND EN IK BEN BEZIG LAATST JAAR VAN MIJN HBO-OPLEIDING HONEST SIS...!!!

SIS IK ZEG ALLEEN MAAR DAT HET ALLEMAAL WEL TE COMBINEREN IS, MAAR DAAROM HOEF JE NOG NIET ALLE SOM-VROUWEN AF TE KATTEN.

PEACE SIS

WARDA