Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: REER GURICEEL YAA AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GURICEEL

Wednesday, September 13, 2000 - 10:58 am
Asalaama calaykum waad salaman tihiin dhamaantiin ha noqdo pagekan mid ay reer guriceelku ku kulmaan ugana wada hadlaan danaha degmadooda.

Marka aan leeyahay reer guriceel ma aha inaad ku dhalatay ama deganayd lakiin waa hadii aad orininaly dadkaagu yahay reer guriceel.

Sidaas iyo nabad galyo
Waa reer guriceel oo leh gurceel wax loo qabto