Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Italy: GUUDOONKA ISLAAMKA WIIL IYO GABAR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSLIM

Saturday, September 16, 2000 - 03:58 am
WAR ISKU GUURSADA ALE DARTII OO ISBARTA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 18, 2000 - 02:27 am
waxaan doonayaa qaf ilaah kabaqaayo oo daacad u ah inlaguursado ee ma ii haysaa. yaase diyaar u ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kici

Thursday, October 05, 2000 - 05:53 am
walaal maxaan ka wadaa qaf ma waxaad tahay gabar mise wiil iga raali noqo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daa uud

Friday, October 06, 2000 - 04:28 am
waxaan ahay wiil ee kici ma wiil baa mase waa gabar.haisqarin ee banaan ka iskeemnm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Thursday, October 19, 2000 - 07:21 am
waxaan dondoonaya gabar wadaad ah ee mahelikaraa
inaan iska barno qofwanaagsan?
I am looking good girl so can I you contect me
please

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 11:17 am
isma faalinaayi waxaan ahay wiil asluub iyo
diin ilaah siiyay wadanku uuw ku nool yahay
caane ka eh ku caan baxay yaraantiisa
inuuw dadka baro diinta yaa i calfan karo
in la is faaliyo waa qalad ee raali noqdo guurdoon ayaan ahyay nin yaraane ahay
oo doob ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasra

Monday, November 06, 2000 - 09:41 am
Asalaaamu caleykum

Walaal haddii ay da'daadu u dhaxeyso 35-40
ii dhaaf eimalkaaga, waa in aad tahay qof diin leh wax barasho ugu yaraan 1st degree leh.
Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabaas

Wednesday, November 08, 2000 - 10:24 am
walaal nasro aad ayaad u mahansan tahay
laakiin aad ayaan ugu xumahay
da'deeydu waa 27jir
dhinaca waxbarasho wxaan dhameeyay
dugsi sare kaliya
laakin dhinaca diiniga ayaan ku dheereeyaa la soco
bye;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniga

Friday, December 22, 2000 - 10:25 am
haye salaamu caleykum
nasro bal anaa is tijaabinayo aan dhaafo e mailkeyga .

dimoh@usa.net.

ha la iska war qabo, the web is very danger, that what
i feel.

soo hargala.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaqjaqley

Monday, April 09, 2001 - 09:55 pm
Asalamu caleykum
waxaan ahey gabar somaliyed oo dhaqnkeda hasato
da'ad aan radinayey nasro ayaa la boodey ee aniga kor baan u kaca hee

38 ila 42 hadii uu idinku jiro wlc

sidaa iyo nabad gelyo