Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Norway: WIXII ADUUNKA ISU NECBAA WEEL WAX KU WADA CUNAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 19, 2000 - 02:53 am
huunyo.c.c
walaalayaaoow ma waxaan joogaynaa anaa reer hebal ah iyo anaa reer hebalh maant waxaa lagaaray in hal weel wax laskula siiyo mukuleel iyo dooli ama jiir iyo bisad marka waxaad ogaatiin waxa faceen inaga reebay inay yihiin kanaa wax eh iyo kanaa waxeh maxaase noo diiday inaan hal meel kawada soo jeesano waa su aal is waydiis u baahan
ee yaa ii sheegi karo: