    Anonymous | Thursday, September 21, 2000 - 02:20 am HIIRAAN YAA DAGA ? HIIRAAN YAA LOOGU YIMID ? HIIRAAN DADKA U BADANI WAAYO ? DADKU SIDEE BAY U KALA DAGAAN ? HADII AAD GARANEEYSO JAWAABTI SUAALAHA KOR KU QORAN FADLAN KA SOO JAWAAB, QASABNA MA AHA INAAD TAHAY REER HIIRAAN |
    Anonymous | Thursday, September 21, 2000 - 07:16 am WHO CARES? |
    Anonymous | Thursday, September 21, 2000 - 08:54 am HIRAAN WAXAA DEGA HABARGIDIR WAXAA LOOGO YIMID HABARGIDIR WAXAA UGU BADAN HABARGIDIR WAXYA U KAL DEGAAN (SACAD, SARUUR, CAYR, SALEBAAN IYO DUDUBLE) |
    SUALL XUN | Thursday, September 21, 2000 - 01:41 pm ma iska dhahdid; AROOY HIIRAAN YAA DIGA? AR YAA LOOGA YIMD? XAA UGU BADAN? WAXAAN ULA JEEDAA DADKEE UGI BDAN? AROOY SEE LOO KALA FADHAA? HOOYADAA AYAA DEGTA HOOYADAA AYAA LOOGU YIMID HOOYADAA AYAA UGU BADAN HOOYADAA AYAA KALA FADHIDA XAA XAA BAY KA BIXI WAYDAY... WAR SUG! WAXAAN U MALAYNAYAA IN QORAAGA SU'AASHA UU YAHAY DOQONTII WALAALAHEED WASI JIRTAY EE MAJEERTEEN ITOOBIYA U NAAGEEYE, CABDULAAHI YUSUS NAF KA DOONE, MAHBARNIMO QARAN KU DOONE, SHEEGTE, CAGA WAX KA DAYE.... MAXAA KU DHIGAY MN? |
    HIIRANIAN | Friday, September 22, 2000 - 01:13 pm TO "ANONYMOUS" FIIRI SXB WAXAAD NA SOO WEYDIISEY HIIRAAN YAA DEGA LAAKIIN WAA HADAAD LAQDABA ULA JEEDO HABARTAA AA DEGTO,HADAAD DAACAD ULA JEEDO EEG ANAA KUU SHEEGAAYE. HIIRAAN WAXAA DEGA ILAA IYO LIX QABIIL OO KALA AH SIDAN. 1-XAWAADLE= oo ah 73% 2-GUGUNDHABE=oo ah 12% 3-REER SHABEELE(MAKANE-CISMAAN ADEER)oo ah 11% 4-DIR= oo ah 2% 5-UJEEDEEN= oo ah 1% 6-SHEEQAAL- oo ah 1% >Waxaa kale ood i soo weydiisey,Hiiraan yaa loogu yimid? >Runtii waa su'aal muhiim ah laakiin waxaan u maleynaa inaanan cidna loogu iman oo si wada jir ah loogu noolaa. >Waxaa kale ood i soo weydiisey,Hiiraan dadka u badan waayo? >Hiiraan waxaa u badan qabiilka XAWAADLAHA oo runtii ah majoratiga Hiiraan. >Su'aashaadii ugu danbeysay waxeey aheyd dadka sidee beey u kala dagaan? >Hiiraan waxaa loo kala dagan yahay sidan: DHulka ugu weyn waxaa daga XAWAADLAHA & GUGUNDHABAHA iyadoo uu kala gooyo wabiga shabeele kaasoo dhinaciisa galbeed eey ka dagan yihiin GUGUNDHABAHA halka eey dhinaca bari dagan yihiin XAWAADLAHA, waxaase kale oo jira in uu jiro qabiil sadaxaad oo runtii aan GUGUNDHABAHA ka yareen oo daga gabi ahaan wabiga jiinkiisaa oo la yiraah REER SHABEELE ama MAKANE(CISMAN ADEER). Hadaba waxaa jira oo soo harey 3qabiil oo ayaguna daga dhinaca bari ee Hiiraan kuwaasoo ku dhex nool qabiilka XAWAADLAHA iyadoo marka HIIRAAN la joogo eey leyahiin magac naaneys ah oo ah CULUMADA,iyagoo baro dadka cilmiga quraanka ahna qaarkood beeraleey, kuwaasoo ka dhex sameystey dhulka XAWAADLAHA degaano eey ayaga oo qur ah ku aruursan yihiin degaanadaasoo kala ah: Qabiilka DIRTA qaas ahaan FAQA-CUMAR iyo xoogaa FAQA-MUXUMED ah oo degan tuulada KABXANLEY oo culumo iyo beeraleey isugu jira. Qabiilka SHIIQAAL qaas ahaan SHIIQAAL LOO BOGAY kana ah SAMA-FALE oo dega ILKA CADO oo ah tuulo dhulka XAWADLAHA ku dhex taal,waana tuulo culumo. Qabiilka CIISE MUDULOOD qaas ahaan UJEEDEEN dega tuulada JAWIIL oo ku dhex taal degaanka XAWAADLAHA,waana eey ku sii yaraaneyeen qarnigii ugu danbeyey. >Waxaan jeclaan lahaa inaan xoogaa mugdiga kaaga saaro arin kale oo aan runtii waxba ka jirin taasoo tuulada matabaan ka dhigeyso degmo ka tirsan HIIRAAN,marka waxaan kuu sheegi lahaa in tuuladaas laga xakumo gobolka GALGADUUD,laakiin hadii sidii 1960kii lagu dhaqmaana eey ka tirsan tahay gobolka HIIRAAN. >Marka ugu denbeyntii waxaan kuugu dari lahaa in aan ku weydiiyo adiga sababta aad noo soo weydiisey su'aashaan iyo sababta aad magacaaga u qarisey. waad mahadsan tahay hiiranian hadeer ku nool europe,nl. |
    reer aw-hassan | Monday, November 20, 2000 - 12:31 am Hiraan anaa daga lol@ |
    Anonymous | Friday, November 24, 2000 - 02:13 am waryaa hooy maad been ta is ka deey sid waa mid ka yidhi hiiraan waxaa daga.gugun dhabi.xawaadle.reershabeele.udeejeen.dir.iyo.sheekhaal.waanu garaney qabiilada kale balse yaad oolajeedaa .sheekhaal.ma REER OW XASN baa sheekhaal ah mase waxaad leedahay maba dagaan hiiraan.REER OW XASAN.hadaba hadaad oola geed sheekhaal ineey yiheen. REER OW XASAN. ma aha ee soobaro.mase waxaad leedahay maba dagaan hiiraan.hadii aad taqaan hiiraan yaadag dag mada,FEER,FEER.ilaa iyo tuulooyin keeda ay kamid yihiin.ABAALEEY.ASHARAAF.BURDHIINLE.iyo kuwa kale oo badan waa hadaad taqaan hiiraan hadii kale waxaad tahay xwaadli hii layiri(XAWAADLE UUSAN KAAREEBIN WARAN KAAMA REEB WACD) |
    Anonymous | Friday, November 24, 2000 - 02:17 am waryaa hooy maad been ta is ka deey sid waa mid ka yidhi hiiraan waxaa daga.gugun dhabi.xawaadle.reershabeele.udeejeen.dir.iyo.sheekhaal.waanu garaney qabiilada kale balse yaad oolajeedaa .sheekhaal.ma REER OW XASN baa sheekhaal ah mase waxaad leedahay maba dagaan hiiraan.REER OW XASAN.hadaba hadaad oola geed sheekhaal ineey yiheen. REER OW XASAN. ma aha ee soobaro.mase waxaad leedahay maba dagaan hiiraan.hadii aad taqaan hiiraan yaadag dag mada,FEER,FEER.ilaa iyo tuulooyin keeda ay kamid yihiin.ABAALEEY.ASHARAAF.BURDHIINLE.iyo kuwa kale oo badan waa hadaad taqaan hiiraan hadii kale waxaad tahay xwaadli hii layiri(XAWAADLE UUSAN KAAREEBIN WARAN KAAMA REEBO WACAD) |
    HIIRANIAN | Saturday, November 25, 2000 - 06:15 am Degmada Feer-Feer anaa daga aa ! Walee Reer Aw-Xasanoow leydinka yaab. War ileen Wadaad aamin maleh. Ma markii aan dad kaa dhigay oon magac kuu yeelay oon AABAALEEY ood ogtahay siduu ogaadeen kuugu gumaaysan jirey aan kaa dhacshey oo xataa reer Shabelaha idin bursanaayeen maad tiri Feer-Feer & Burdhiinle anaa iska leh aloow aysan Yabadhaale Ahmed & Irab Cabdi weyne ku maqlin. Aan bal kuu sheego Reer Aw-Xassan ma ahan Sheeqaal ee horta taas ka fayoobow. Reer Aw-Xassana ma dagaan Hiiraan taasna ka jaahil bax. Laakiin Reer Aw-Xassan B/weyne weey dagaan sideey Daarood iyo Hawiyaha kaleba u dagaan iyo Isxaaqaba oo B/weyne waa magaalo eey ku noolaayeen umadaha soomaaliyeed oo dhan oo qabiil aan laga heleyn magaaladaas ma leh, darisnimo wanaag iyo is jaceyl ayeeyna ku wada noolaayeen waligood. Hadaba hadaan u soo noqdo hadalkaagii Reer Aw-Xassan iyo Xawaadlaha dhul weey wada dagaan laakiin dhulkaas ma ahan Soomaliya ee waa Ethopia. Tusaale hadaan kuu soo qaato Xawaadlaha waxeey Ethopia ka dagaan: laga bilaabo Feer-Feer oo ah xuduuda Somalia & Ethopia ,Farjano,ooxaale,ukur,baarsiyaable,ulasan,baarmagoog,budul,laasgacal,MUSTIXIIL,xamartii kaaba-tanag,higlooleey,malka-afweyn & qaar badan oon hadeer halkaan ku soo koobi karin iyodoo uu dhulka Xawaadle ku egyahay Malka-afweyn oo 18km u jirto magaalada QALAAFO. |
    feerfeerian | Saturday, November 25, 2000 - 06:24 am HIIRANIAN SXB RUNTA AYAAD U SHEEGTAY WIILKAAN OO REER XASANKA AH ANIGA MABA FAHMIN KAN QABIILKIISA USI LAF OO SHIIQAAL KA TIRSAN MIYAA. WAXUU YIRI ("XAWAADLE OWSAN WARAN KAA REEBIN WACAD KAAMA REEBO" . MAAHMAAHDA AA SI XUN LOOGU FASIREY WADAADKAANEYTO MAAHMAAHDA WAXAA BAXSHEY ODAYAAL MARIIXAAN AH 1897dii MARKII UU DAGAAL SOCDEY 12-SANO OO U DHAXEEYEY XAWAADLE IYO MARIIXAAN DAGAALKAASOO AAY IS LAHAAYEEN MARIIXAAN DHULKA LOO YAQAAN (CEEL-GAABTA) KU HANTIYA EEY U SUURTOOBI WEYSEY AYEEY NABAD KEENEEN XAWAADLENA NABADII WUU QAATEY MARKAASEEY YAABEEN MA XAWAADLAHII AAD SIDAAD OGEEYDEEN ISKU LEEYSEEN MAAD HADANA CEEL WADA CABEEYSAAN MARKAASEEY YIRAAHDEEN: (" XAWAADLE UUSAN WACAD KAA REEBAN WARAN KAAMA REEBO" ) MARKA BARO MAAHMAAHDA WIIL SHIIQAALOODOOW AMA REER XASANOOW. |
    Anonymous | Thursday, November 30, 2000 - 05:11 am Waryaa war waxuu yidhi ma,maqlay say war ileen hadal aa madhahu.waxuu yidhi waxaan kaadhacshay,OGAADEEN.IYO REER.SHABEELE.war yaa war ma.adigan cadka baar taha ee agoonta iyo masaakiinta ay tabcadaan lagaa har,taagan yahay miyaa.dadigadhiya.mida kale waxaad tiri anaga iyo reer ow,xas waxaan wada dagnaa.Ethopia . war xagee baad katimid war mawaxaad katimid.MUXAAS IYO MUQOKORI.waayo hadaad tahy reerhiiraan waad baran lahay meesha ay kutaalo.ABAALEEY IYO BURDHIINLE IYO FEERFEER.midakale midka yir yay kumaq lin Ahmed iyo Arb wuu hurdoo.nayaaye hur dada kakac kudhah.waana inoo markale wxaan aadayaa afur koleey idunku afuli.maysaane |
    Anonymous | Thursday, November 30, 2000 - 05:14 am Waryaa war waxuu yidhi ma,maqlay say war ileen hadal aa madhahu.waxuu yidhi waxaan kaadhacshay,OGAADEEN.IYO REER.SHABEELE.war yaa war ma.adigan cadka baar taha ee agoonta iyo masaakiinta ay tabcadaan lagaa har,taagan yahay miyaa.dadigadhiya.mida kale waxaad tiri anaga iyo reer ow,xas waxaan wada dagnaa.Ethopia . war xagee baad katimid war mawaxaad katimid.MUXAAS IYO MUQOKORI.waayo hadaad tahy reerhiiraan waad baran lahay meesha ay kutaalo.ABAALEEY IYO BURDHIINLE IYO FEERFEER.midakale midka yir yay kumaq lin Ahmed iyo Arb wuu hurdoo.nayaaye hur dada kakac kudhah.waana inoo markale wxaan aadayaa afur koleey idunku afuri.maysaane |
    FEERFEERIAN | Thursday, November 30, 2000 - 09:24 am To:Wiilka Reer Reer Aw-Xassan From: Wiil Reer Feer-Feer ah Marka hore asalaamu aleykum wiilkaan sheekadaan noo bilaaboow. Waxaad tiri Feer-Feer anaa daga bal aan kuu faahfaahsho: Aniga waxaan ku dhashay Waadiga Feer-Feer oon waliba aan ku qaangaarey hadeerna aan ka imid mudo ka yar (1-bil). Degaanka: Degaanka Feer-Feer oow ka kooban yahay: Buur-ukur, Farjano,Kudur,Aabaaley Burdhiinle,Ceel-Cad,Ooxaale. Hadaba sidee loo kala dagaa tuuloowdaas: Feer-Feer: Feer-Feer sidaan ogahay waxaa daga deegaankeeda Baadiyaha iyo kan Degmadaba Agoon Cabdale oo ah Xawaadle,hadaan tusaale ahaan kuu soo qaato waxaa gudoomiyaha degmadda ah Muddane Maxamuud Cawaale Taliyaha Ciidanka Booliskana waxaa ah Dhame C/aahi Dhicisoow oo labaduba ah Xawaadle. Tuulada Buur-ukur: Tuulada Buur-ukur waxaa daga Reer Aw-Mahdi oo ah laf ka tirsan Qabiilka Reer Aw-Xassanka taasoo u jirta Degmada Feer-Feer ilaa iyo (28km)kuna dhex taalo dhulka Ethopia. Tuulooyinka Farjano,Ooxaale,Kudur Ceel-Cad Burdhiinle: Tuuloowdaan waxaa daga gabigood Qabiilka Agoon oo Xawaadle ah. Tuulada Aabaaley: Tuulada Aabaaley waxaa daga laf ka tirsan Qabiilka Dirta oo la yiraah Faqa-Cumar. Warka waaba xagoow reer Aw-Xassan Feer-Feer & B/weyne ku sheegtay waa aduunyo yaabkeed. Waa dhici kartaa in qoysas ka tirsan Reer Aw-Xassan laga helo Tuulooyin ka Tirsan Hiiraan Sida Magaalo kasto oo Somalia looga helo Qabiil kasto laakiin Reer Aw-Xasanoow cid iiga kaa roon maleh ood ku dhex noolaan laheed sida aad ugu dhex nooshahay Xawaadle. Xitaa waxaa kuu haboonaan laheed inaad wareeysato Duqowda Reer Aw-Xassan markii eey Ogaadeen idin soo buriyeen qaas ahaan Reer Aw-cilmi sidii aan ugu soo dhaweeyey Dhul Xawaadle. Marka mar danbe ha fiiqfiiqleen sidii eey qabiilo badan nagu sameeyeen balse ogow culumada Hiiraan weey badan yihiin sharafna weey leeyihiin ee sharafta ha ka qaadin ee markaad soo afurto aqriso ilaaheeyna ha noo danbi dhaafo. |
    Halganboy | Thursday, November 30, 2000 - 09:32 am Haddii laysku daro Habergedirta, Sheekhaalka iyo Gugundhabaha (Gaaljecel, Baadicade..etc) ee Hiiraan dega lama eka Beesha Cabdalle ee degta Hiiraan. |
    Anonymous | Friday, December 08, 2000 - 07:01 pm Aniga waxkale oranmaaya,laakiin waxaan kuleeyahay mawanaagsana in aad qorto waxaan faaiido kuu laheen maxaa yeeley hadii aad is leedahay wax qor waxaa kuuwanaagsan in aad qorto wax bulshada reer hiiraan anfaco ama aykafaaiidaysytaan. hadii ay xawaadle u badanyahay hiiraan ,iyo hadii kale waa dad degan hiiraan una qalma sharafta hiiraan ,aana raali ka nahay hadii aan nahay reer hiiraan in aan laheen wax kala sooc ah. reer hiiraan maanta mataagna yaa is kaleh ee waxay taagantahay sidee wax ugu qabanaa. COLUMBUS,OH. |
    KASKEEE | Wednesday, December 13, 2000 - 09:26 am HIIRAAN. WAA DUL XAWADLE. WAXA KALE EE DAGANNE DACAY AYAAN KUJIIDNAA- KII DIIDANA WAAN KACEYRINAA GOBOLKA. THE REAGON OF SOMALIA HIIRAAN......... |
    ali | Wednesday, December 13, 2000 - 09:29 am A,salaamu caleeykum.dhamaan dhalin yarada iyo akhyaarta soomaaliyeed walaalayaal waad salaaman tihidiin salaan kadib walaalayaal ilaahah kacb sada oo kafaaii daysa bisha ramadaan.intaa kadib wakhtiga ayaa igu yar,ee waan idinla baashaali lahaa.mana rabu inaan iskaga hadlo waxyaalo maalaayacni,ah bisha ramaraan dhaxdeeda iyo markalaba. balse waxaan idiin sheegayaa inuu qabiil waxkuu,qabanaynin oo waxa meeshan inakeeny uu yahay qabiil wadan keeniina burburiyay marhaduu saa kuugalay waxaa kuuhaboon inaad kafogaato.balse aanu kawahadalo wixii kale ee inoo faaiido ah sida uusheegay saaxiib,kayga kale. balse waxaan kuweey diinayaa wiilka warbixinta kabixiyay sida,loodago nawaaxiga feerfeer ee yiri reer owmahi waxay dagaan buur,ukur xageey dagaan reer,owclim? |
    Anonymous | Friday, January 05, 2001 - 03:50 am hiiraan asalkeedii waxaa loogu yimid MAKANE iyo UJEEDEEN oo wada dagi jiray magaalada beledweyne iyo waxaa soo raaca GUGUNDHABAHA oo miyiga ku bad naa taasna waxaa marqaati u ah maah maah dheheyso GAAL JECEL QIYAAMANA MA JIRO QAABNA UMA NOOLO. taasoo micnaheedu tahay iney yihiin dad xoolo dhaqato ah oo duur gal ah. xawaadlana mardanbe ayuu ku soo batay magaalada. tirana gobalka hiiraan waxaa u badan oon shaki ku jirin GUGUNDHABAHA. magaalada ganacsigeedana waxaa gacanta ku haayay HABARGIDIRTA. oo ka timaato MATABAAN iyo FEERFEER. XAWAADLUHUNA WUXUU KA YIMAADAA BARIGA HIIRAAN SIDA MAXAAS IYO MAQAKORI kalöa daadsanaanta gugundhabaha wexey u fudu deesay in xawaadluhu uu deegaanka isku balaariyo oo walibo u suurto gashay iney ku bataan BUULOBURDE oo lagu yaqaanay gugundhabaha. hadaba abaabul la aanta iyo xadaarad yarida gugundhabaha wexey kaloo damac galisay daaroodka in halkaas lagu beero OGAADEENKA. ogaadeenkuna wexey aaminsanyihiin iney biyo u kabaneenin iney hiiraan gacanta ku dhigaan. sababtoo ah waa dad tiro badan deegaankana ka ag dhow yacni dhinaca xuduuda itoobiya ayagoo ka soo weeraraayo hadesan habar gidir iska ilaalineenin waa mid ay isku hubaan qabsashadeeda. dhinaca kale waxaan shaki ku jirin in GUGUNDHABUHI ay mustaqbalka lawareegi doonaan gebi ahaanba gobalka hiiraan waayo GAAL JECEL HAWIYE WAA UGU BADAN YAHAY maantana dhaqdhaqaaqooda waan u jeednaa iney is abaabulaayaan xag siyaasadeed iyo milatari iyo deegaan taasna wexey dhabar jab ku noqoneysaa xawaadlaha oo isku heesto inuu u badan yahay ama u itaal roon yahay dadka wada daga hiiraan. |
    NABAD | Friday, January 05, 2001 - 05:19 am To: All those KIDS......Dhageeysta caruureey. Hiiraan, waxaa daga DAD KU HADLA AFKA SOOMAALIGA,SOOMAALINA SHEEGTA, DHULKANA WAXAA ISKA LEH EEBE........NO HAWIYE NOR JAREER, NOR OROMO, NOR DAROD. GOT THAT IDIOTS |
    IRIDA-AAMIN | Monday, January 08, 2001 - 02:49 pm gax gax gax gax gax gax gax gax ala ninyahoow qosol badanidaa Gugundhabe aa looooooooooooooooooooooooooooooooooooool. lo fowqal lo,,,,, waraa fiiri aan wax kuu sheego Gaaljecel asaga aan war kaasiiyo Hawiye asaa ugu badan yaa kugu dhahey horta! kax kax kax ,,,,, walaahi qosol ayaad leedahay wiilyahoow ama gabaryahay cidaad doonta naqee. Gaaljecel waa Geeley Guur-Guurto marka hadaad Kismaayo ku aragtey Cid Gaaljecel ah oo dagan hadana aad Ceel-cali ku aragtey ha is dhihin Gaaljecel waxuu daadsan min CeelCali ilaa Kismayo ee waa cidii uun soo roob raacdey dabaalyahow. Hiiraan hadaan kaaga waramo waxaa daga dadkaas kor page-ka 4aad lagu soo faahfaahiyey. Waxaad tiri hadeer leen toosney oon is habeeynoynaa gax gax gax gax,,,,,, Us markii dagaalka leyska dhaafey maa toosteen unuka hubkaan rabnaana inaan dhiibnee see camal adinka? Fiiri Maandhoow aan wax kuu sheegee Abrahim Ciise oo daga Aboorey ilaa Buulaay ayaa idinka badan anoon been sheegin adinka Baadicadde & Jajeele,Gaaljecelna Ala-Gumar ayuu tiro la egyahay ee waryaa xishoo ee hays ceebeynin. Mida kale baryahaan waxaad keenteen West-Hiiraan iyo West-Shabeelaha Dhexe iyo walaahi waa jilicdeen see camal faal maad dhigateen nooh! Waraa baaba'iinii ayaad saadsaneeysiin hadaad jooji weeysaan wararkaan eey iljeexdaan Hiiraan ka dudshey eey idiin soo dhiibtey oo ah Galbeed Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe Galbeed iyo. Waa iga digniin wiilyahoow ama gabar yahay hadaad u xiistey habargidirtaad Maqaayadahooda uga shaqeeyn jirtey ama aad u Guyaha u nadiifin jirtey walaahi waan kaaga daba geeynayaa Shabeelaha Hoose halkaas ayaay wali shaqaale uga baahan yihiin. Hiiraan Cidaan Xawaadle ka amar qaadan wuu ka haajiri walee siduu Ogaadeen iyo Habargidir uga haajireen. waa kaasee bal car nin Ogaadeen ah ama Habargidir ah dheh oradoo Hiiraan tag,,Huhu! Gugundhabe iyo Gaaljeceloow shaley Ugaas qaliif ayuu ahaay kii iga kaa dhacshey markaad habargidir la safateen een Gobolkeyga ka xoreeystey Maanta Ugaas ala ha u naxariisto ma joogyo ha is dhihina C/qaazim ayaa kuu soo gurmanaa HuH!. |
    IMBOOW | Wednesday, January 10, 2001 - 04:57 am KU IRIDAMIN WAXAAN KU WEEY DIIYEY GOORMEEY XAWAADLE YEELETEY HIIRAN MATAQAANSE WIXII AAD MEESHA KA BILAABTEEN IYO SIDII AY KU DAMBEEYSEY GAX GAX GAX OO BEENA AAD MEESHA LA JOOGTA SXB BAL WARKA HOBSO 1.... DAGAALGII HABARGIDIR WAAD OGEEYDEEN IN MOQO KORI IYO MAXAAS CEELASHOODII LASOO QAATEE DADKIINA XAWAADLE HAYKU HADLINA WIXII MUQDISHO KA DHACEYNA GOOB JOOGBAAN U AHAAA TANKALE GAAL JECEL AFKAAGA HAKU TAAGIN DAGAAL WAAD OGEED WIXII BELED WEN KA DHECEE DIILINTA CAGAARAN AYAADBA SOO DHAAFI WEYDEEN HADAAD GAALJECEL KU SHEEGTEY YARAAN WAA LUGUU YOQAAN BAQBAQDEE BAL SXB CAGA DHIGO BELEDWEYNESE WAXAAD KA SAMEEYN KARTID AYAA ISKA YAR RUNTU WAXAY TAHEY WAANU WADA OGNEHEE BAL DADKA KALE U BOOTEEY SIDAAS IYO SALAAMAS |
    Gaalkacyood | Tuesday, January 16, 2001 - 11:01 am Hiiraan waxaa daga Xawaadle iyo Xaabadooda boowe. |
    WEST HIIRAAN | Wednesday, January 17, 2001 - 01:35 am BA BA BA BA MAXUU YIRI XAWAADLE AA BADAN AA.WAR MAA RUN LA SHEEGO SOMALI WAA IS TAQAANAAYEE.WARYAA MAKAA LEEDAHAY HABARGIDIR AA LA SAFATAY.MA ILOOWDAY MAALINTII MASKIINKA EHEED EE AAN MIDIGTA KUU FIDIYAY HORAA LOO YIRI ASXAAN HA SAMEYN SHARI KUUMA TIMAADEE.HADAN UGAAS CABDULAAHI BUQDA KUUGU XANAANEEYNIN YAA KU ARKI LAHAA XAYAWAANYOW.TEEDA KALE HIIRAAN SIDA LOO DAGO WAA LAYAQAANAA.MA BEEN ABUUR AMA ISKA DAA.COOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL |
    Anonymous | Wednesday, January 17, 2001 - 01:38 am hiiraan waxaa daga GaalJecel |
    Anonymous | Wednesday, January 17, 2001 - 07:13 am aryaa xow yiri wacadle qabayahoow cuurka wayn leh b/weyne xawaadlaa leh aa ? teeda kale waa laydiinku yaqaanaa faanka aan wax tarida laheyn 1,B/weyne waxaad ku soo gasheen jicibtii qori cudihii xamur kobkii aad u keeni jirteen magaalada markaas ayaad waxaad mudulo ka dhisateen xagaas iyo janta kundisho ayaad hada magaalada angaa iskaleh iyo anagaa u talino meesha ku soo qoreysaa teeda kale habargedir waa lala socdaa in magaalada laydiinka saaray oo gugundhabaha amaannimo idiin hayeen caasi baad tahay oo buuryo yaqab ah , 2,waxaad tiri gaal jecel waxaa ka badan laf anaga naga mid ah taasna meeshaan wax walba ayaad ku qori kartaa laakiin waa hadey aqristayaasha kaa aqbalaan taasi, ugaaska aad sheeganeysan adigoow ugaas kuu yahay iyo inta aaminsan maskaxdaada ee waxaad tiri haduu isaga aheyn mar horaan magaalada kaa saari lahaa hooqey'hooqey' iska dhaaf gugundhabe oo dhan waa la ogaa tii idiinka raacday bari hore jijeelaha aad isku waasheen marka ha dhihin gugugundhabe anga u talineyo b/weynana horey ayey u qeybsaneeyd ee aniga haiga dhaadhicin inaad qoraxsinka wax sameyn kartid ama aad magaalda oo dhan u talisaan .teeda kale anga waan ka weyn nahay waxa aad nagu tilmaamtay in aan habargedirta maqaayadaheeda u shaqeeyno waadna lasocotaa in magaalada si aad ugu soo badataan aad ku imaan jirteen nin cadey magaalada keenay iyo nin jicib ku soo galay iyo nin waxa aad tilmaameysid ku yimid si uu caduunka cara gaduudka badnaa kaga nasto taarikhda magaalada sidaas ayaan uga warqabnaa ayaad waxaas lasoo suuq imaaneysaa magaaladana yaan laga dhaadhicini in xawaadle uu ku badan yahay iyo inuu ugu soo horeeyey magaalada, magaalada waxaa ugu badan GUGUNDHABE GAALJECEL JIJEELE BAADICADE JIDLE , WEST COEST. |
    Anonymous | Wednesday, January 17, 2001 - 07:17 am aryaa xow yiri wacadle qabayahoow cuurka wayn leh b/weyne xawaadlaa leh aa ? teeda kale waa laydiinku yaqaanaa faanka aan wax tarida laheyn 1,B/weyne waxaad ku soo gasheen jicibtii qori cudihii xamur kobkii aad u keeni jirteen magaalada markaas ayaad waxaad mudulo ka dhisateen xagaas iyo janta kundisho ayaad hada magaalada angaa iskaleh iyo anagaa u talino meesha ku soo qoreysaa teeda kale habargedir waa lala socdaa in magaalada laydiinka saaray oo gugundhabaha amaannimo idiin hayeen caasi baad tahay oo buuryo yaqab ah , 2,waxaad tiri gaal jecel waxaa ka badan laf anaga naga mid ah taasna meeshaan wax walba ayaad ku qori kartaa laakiin waa hadey aqristayaasha kaa aqbalaan taasi, ugaaska aad sheeganeysan adigoow ugaas kuu yahay iyo inta aaminsan maskaxdaada ee waxaad tiri haduu isaga aheyn mar horaan magaalada kaa saari lahaa hooqey'hooqey' iska dhaaf gugundhabe oo dhan waa la ogaa tii idiinka raacday bari hore jijeelaha aad isku waasheen marka ha dhihin gugugundhabe anga u talineyo b/weynana horey ayey u qeybsaneeyd ee aniga haiga dhaadhicin inaad qoraxsinka wax sameyn kartid ama aad magaalda oo dhan u talisaan .teeda kale anga waan ka weyn nahay waxa aad nagu tilmaamtay in aan habargedirta maqaayadaheeda u shaqeeyno waadna lasocotaa in magaalada si aad ugu soo badataan aad ku imaan jirteen nin cadey magaalada keenay iyo nin jicib ku soo galay iyo nin waxa aad tilmaameysid ku yimid si uu caduunka cara gaduudka badnaa kaga nasto taarikhda magaalada sidaas ayaan uga warqabnaa ayaad waxaas lasoo suuq imaaneysaa magaaladana yaan laga dhaadhicini in xawaadle uu ku badan yahay iyo inuu ugu soo horeeyey magaalada, magaalada waxaa ugu badan GUGUNDHABE GAALJECEL JIJEELE BAADICADE JIDLE , WEST COEST. |
    Abdi | Wednesday, January 17, 2001 - 12:51 pm Qofkaad rabtiin warsada dadka marka aad u sheegtid waxaan ka imid HIIRAAN, hore waxay ugala soo boodaayan XAWAADLE maa tahay? taas ayaa kuu cadeynayso in XAWAADLE..soomaali oo dhan taqaano ayna yihiin dadka HIIRAAN iska leh. Laakiin yaa yaqaano Gugundhabe ha ahaado Gaaljecel, Jajeelo, iyo Baadicade...xageyse ka dagaalamen waa kane Gaaljecel xoolihiisa Habergedir ay iska dhacdo. Ilaahan ku mahadiyaa iga dhigin Gaaljecel. Marka kuligeen waan ogsoonahay in Hiiraan ay degaan Xawaadle iyo Xaabadiisa. |
    xoogogaal | Thursday, January 18, 2001 - 04:24 am Ninka mise naagta ku faanayaan beenta oo sheeganaayo iney ka taliyaan hiiraan waa beentooda waa sidii ri'isnuugtay mise hal bacaad lagulisay mana ku guuleysanayaan iney hiiraan gacanta kudhigaan wey nac nacleynayaan ka dibna xaqiiqadooda baa soo baxaysa Ninka mise naagta ha fanaan laakiin wax run ha ku faanaan ee caadifo yeysan idin qaadin hiiraan waxaa leh alle waxaa leh soomaali waxaa leh gugundhabe waxaa leh xawaadle waxaa leh (x iyo x:yaal) waxaan arkayaa daanyeer oo is mahdiyay oo is mooday inuu yahay libaax bal markuu libaax arko sidee buu noqon doonaa |
    Dalmar | Friday, January 19, 2001 - 12:32 am To:Abdi war maxaad leedahay waad iga qosolsiisay war waxaasoo kale ha la soo sheeka tagin maxaad leedahay yaa yaaqaano Gugundhabe aa Gugundhabe dadka iskamagadaayo sidaado kale jukhuraafiga caalamka buu ku yaalaa gartidooda iyo dhulkooda weynaantiisa (ilaah baa weyn)keenya ma arkin miyaa sidee udagaan itoobiya ma arkin miyaa sidee udagaan somaaliyana iska dhaaf waad la socotaa in eey ku egeen hiiraan oo bas oona hiiraan u tahay saldhigooda markaad dhaheesid ilaah baa mahad leh oo iga dhigin gugundhabema ma waxaad isku maleyneysaa inaad tahay qof ka fiican laakiin xaqiida waxey tahay in aad ka liidato oo dadka iska kadeysid |
    Abdi | Friday, January 19, 2001 - 07:36 am Dalmar. Xaqiiqda sheegeysid maxay tahay.Gugundhabe waa inay ku mahadiyaan Xawaadle,waa wax lala yaabo marka aad leedahay waxay degan yihiin Kenya iyo Ethiopia.yaaba dad ahaan u ictiraafsan meelahaas aad sheegaysid oo dhan?Xawaadle ayaa maanta gugundhabe magangeylyo siiyey oo u fasaxay inay isaga nooladaan Hiiraan. Gugudhabe degan gobollada kale ee Soomaaliya dad ahaan ma loo aqoonsanyahay? jawaabta waa maya.Shekadaas oo kale waa ninkii ka roonaa halka milyan ee qof. Ilaahan ku mahadiyaa Ggundhabe iyo Gaaljecel uraaye iga dhigin. |
    Dalmar | Monday, January 22, 2001 - 12:26 am Abdi war heedhe Gugundhabe illaah bey ku mahadiyaan oo ictiraaf bey weydiistaan inuu janna kaliya, oo ma aha sidaado kale ictiraaf dawarsado dadkana ka dawa naageeyo Gugundhabe aslkooda waa la haayaa faslkoodana waa lahaayaa sidaado kalena ma'aha oo aslkooda shaki ku jira faslkoodana iska daa Shekadii ninga milyan ka roonaa sifaad buu lahaa ee adiga sifaadkaas ma lee dahay ?waa maya marag waxaa kaceyso hadaladaadii oo beenta ku saleysaneyd 1''Gugundhabe iyo Gaaljacel uraaye''ma boosanerayaashooda baad ka shaqeeni jirtay 2''waxaan ka imid HIIRAAN,horey waxey ugula soo boodayaan ---- matahay''Ma tirakoob baad soomaaliya ka qaaday mise qof ka qaaday baad heesaa,waa maya inaad xaarka ka liidato waan ujeedaa(istaqfurallah)xaarka baa ku dhaamo oo dooga bacrimin u noqdo geedahana nafaqo ka cunaan |
    heavenly hiiraani | Saturday, February 17, 2001 - 01:56 am hiiraan xawaadle maxamed iyo adeerkiis baa iska leh. |
    BANYII | Saturday, February 17, 2001 - 02:13 am ASALAAMU ALEYKUM WARAXMATULAAH! WAXAA WAX LALA YAABO AH INAAD ARIN AAN DOOD AHEEYN AAD DOOD KA DHIGTAAN TAASOO AH "HIIRAAN YAA DAGA" HIIRAAN WAXAA DAGA DHAMAAN SOOMALI IS JECEL EE JOOJIYA WARARKAAN XUN EED HALKAAN KU SOO QOREEYSIIN DHAMAANTIIN. CIDII KA XUN IN XAWAADLE HIIRAAN LEEYAHAY WALIGAA KA XUMOOW. CIDII KALEE KA XUN IN XAWADLE LALA DAGAN YAHAY HIIRAAN WALIGAA KA XUMOOW. |
    saxanjadiid | Thursday, March 01, 2001 - 04:39 am walaalayaan cid walbo jawabta ay bixisay ayaan ogaaday intaasna waan aamusnaa hiiraan haddii aad rabtaan dhabna idiin ka tahay waxaan faalo dheer idiinka ka siinayaa markii aan helo nin deganaa muddo ka badan 100 sano aniga awoowkeey ayaa ku dhashay aabaheeyna wuu ku dhashay anigana caruur ayaan halkaasi ku dhalay laakiin waxaan la murmi karaa ninkii idhaho aniga ayaa sanadoo yin badan deganaa fadlan ii soo sheeg magacaagana ha qarinin si rasmi ah ayaan u wada hadleeynaa |
    kaafi | Monday, March 26, 2001 - 12:34 am akhyaareey ma,ila argteen somalidu weey soo walani maalinba malinta kadanbeysa weey kasoo darayaan |