We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 22, 2000 - 01:22 pm Waxaan baafinooyaa ardeydii gaar ahaan gabdhihii dhigan jirey sanadkii 1990kii dugsigii hoose/dhexe ee SANDHOOL GUURE b/weyne xaafada HAWL-WADAAG ama gabdhihii daganaa xaafada HURIWAA b/weyne oo eey ka mid ahaayeen:fadima,shukri yareey, idileey,zahra,ubax,luleey,faay,iyo qaar kale oo daganaa xaafada JIMILIJAAN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 20, 2000 - 12:34 am haa anaa dhigan jirey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 10, 2001 - 10:00 pm xaawa-yareey walaashiis waan ku salaamey, runtii aad ayaan ugu farxey markaan arkey ardadaas la baafinahayo. Aniga waxaan ka baxey dugsigaas sanadkii 1983-dii markaasoon u soo wareegey magaaladda Berbera ee Somaliland. Hablaha aad halkaas ku soo qortey waxaa ku jirta walaasheey ood isku lood aheeydeen oo hadeer ku nool dalka Maleysia waa inanta la yiraah "Idil" balse aad reer Hiiraan u taqaanaan Idileey. e-mailkeeda waa: ayaan67@yahoo.com bye bye
|