Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Norway: Gabdhaha norwey dagan sideey qabowga dhcaayo ujiiftaqan nin la,aan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamuun

Wednesday, September 27, 2000 - 02:36 am
gabdhaha dagan noorway walaalayaaloow sideey nin la aan u jiif taan anigoo holan jooga ayaaba nin la,aan aana jiifankarine isa sheega yaan wax lakala qarsane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

acuudibilaahi

Monday, October 16, 2000 - 05:56 am
sharmuuto waaxid u get lost naayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamuun

Wednesday, October 18, 2000 - 05:31 am
adeer waxba ha acuudu bileeysan aniga dhikeeyga ayaan ka hadlee oo ninbaa iga maqane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KILLER

Wednesday, October 18, 2000 - 06:16 am
TO HAMUUN
IF YOU NEED SOMEONE PLEASE SEND TO ME YOUR ADDRESS EMAIL THANKS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waan bedealy magacii Waa Ayaan

Wednesday, October 18, 2000 - 06:26 am
to hamuun
nin ma ahiyee waxan ahay gabar sidaada oo kale waxaan ka yaabay xishood la aantaada na ma si aad wax u weydiiso aad weysay maad dhahdi´d waxaan ahay gabar guur doon ahi mise waxad rabtaa mid aad tariiqa ku qabsado yaa?????????????????????????

soo jawaab hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahma

Wednesday, October 18, 2000 - 01:43 pm
to: hamuum
walaashiis somalida meeshaan joogo waa reer baadiye, sida oo hadlo xataa ma kasaayaan .
gabar somaliah ha ka sugin in ay kuu sheegto in
nin la aan eey heeyso . qawoowga ha dilee in teey is ad keenayaan ee warkooda ka bax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahma

Wednesday, October 18, 2000 - 01:55 pm
to: hamuum
walaashiis somalida meeshaan joogo waa reer baadiye, sida oo hadlo xataa ma kasaayaan .
gabar somaliah ha ka sugin in ay kuu sheegto in
nin la aan eey heeyso . qawoowga ha dilee in teey is ad keenayaan ee warkooda ka bax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamun

Thursday, October 19, 2000 - 02:35 am
to.ayaan
wallaaal ayaaneey waxaa layiri damiin far waawayn ayaa wax loogu dhigaa afkaaga oo guran kuuma dhalo inaad sarbeeb hadal ah wax ku raadin laheed maad shaaca kaqaadid naa ogaaw sheex horuu noodilay oo waa waxa faceen naga reebay. ee naa waxaad qabto sheego mid kuu garaaba waymayside

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamun

Thursday, October 19, 2000 - 02:39 am
to.fahmo
fahmooy waad ku mahadsantahay sida wanaagsan ee rayigaagu yahay ee doqomiinta usheeg yaysan facood kaharine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhaam

Friday, October 27, 2000 - 05:57 am
to; hamuun
walaal hamuunay gabar soomaaliyeed ookaa run badan welima aanan arag waana sax in qof walba waxa uu rabo sheegtto sideedana sexku ma aha wax ceeba ee anagaa kadhigayna hadaba siwanaagsan ayaad yeeshaye sidaa kuwad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A,Lover

Monday, October 30, 2000 - 04:04 am
To: Hamuun
Hamuun waxaad tahay dadkeeda garasho iyo fiker dheer ayaad adeegsatey waxaana ka abaartey halkey dacarta ka heyso, waxaad qibrad u leedahay qawoowga iyo halka loo hoydo iney iskeeni karin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAAn

Wednesday, November 01, 2000 - 04:31 am
haamuun
ma waxaad raadineesaa sinah mise xalaal,
hadii aad xalaal rabtid waxaa ka fiican inaad dhahdo gabar guurdoon aan ahay,ee inaad dhahdo ma aha qaboowga nin la aan mala jiifani karo

diinteena waxay na bartay edab iyo asluub marka sida gaalada oo kale inaan u dhaqano ma aha,
la socona qof walbo inuu leeyahay maalin uu dhimanaayo oo keligiisa galaayo god camalkiisana la weydiinayo

sex ma aha wax ceeb ahi laakiinse ilaah wuxuu ina siiyey aqli aan wax ku sameesano

adiga marka maxaad raadineesaa??????????

bye all

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamuun

Friday, November 03, 2000 - 02:58 am
ayaan
ayaan waa runaa ee walaalay aii jira anaa kuu sheegaayee iimaykaaga isii an si fiican u sheekaysanee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cilmi

Friday, November 03, 2000 - 03:53 am
to:hamuun.
walashiis marka hure waa ku salamay

marka xigta waxa aan layabanahay sida aad moowducan ku furtay walahi waxa aan huray u maqli jiray indho adaga ma il geel bey liqday marka adiga hadii aad NL joogtid maxa kaa galay dadka dagan norwey hadii eey sexdamn qaboow ama ku leelba? bal taasine wax inooga soo sheegbal .
jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAAn

Wednesday, November 08, 2000 - 02:16 am
walaashiis emailkeyga waa

shugri@artic.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamuun

Wednesday, November 08, 2000 - 02:36 am
to cilmi
walaal wax indha adayg layiraa majiraan ee runtaan sheegay NL na waxaan kuhaystaa sex aad iyo aad usareeya laakin waxaan ka naxsanahay gabdhaha jooga dhulkaas qabawga badan ninla aan
to ayan
walaal adigana waa qaldanyahay E.mailkaagu ee iga hubi warbaan kuu hayaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAAn

Thursday, November 09, 2000 - 01:24 am
to hamuun walaashiis waa sax

adiga amaad qalad u qortay

shugri@artic.net

shugri
@
artic.
net

sidaas weeye walaashiis:
shugri@artic.net