Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Italy: Waxaan Rabaa Naag ii Qalanto EE Majoogtaa Itaaliya?";;;;;;;;;;;
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huunye

Friday, September 29, 2000 - 04:52 am
Waxaan raadinayaa gabar ii qalanto oo aan barto kadibna aan wada xiriirno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 08:57 am
war maxaa talyaaniga laga sheegay mid caytama mid yiraahdo gabar ii qalanto ma xishoonaysaan miyaa gabadhii dibada idiin geeyay marka meeshaan waxaan kuugu sheegaa in gabdhaha talyaaniga loo la'yahay ayaga wax u qalma su'aasha waa adiga ma u qalataa?