Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: ILa taliya oo ma isaga tagaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farhaan

Tuesday, October 03, 2000 - 12:02 am
Waxaan ahay wiil soomaliyeed oo jira 23 sano deganaan jirey mannasoto waxaan u soo doontey dal carbeed waxaan ka bartey wiil aanu u saxiibney illaa iyo heer aan la filayn maalintii danbe ayaa waxaa nalaka casimey xaflad waxaa ka bartey xafladii gabar aad u qurux badan oo soomali ah waxaanau wada soconey ilaa iyo laba bilood ilaa xataa qadaney nice time togather waxaan ogaadey si faja ah in saxiibkey uu aad u jecel yahay ilaa xad aan malayn kari waayey waayo wuxuu iiga shekayn jirey gabar uu aad u jecel yahay imana uusan i barin waayo waxa uu dhihi jrey waxaan ka baqayaa inaad iga qaado waayo waxaad tahay nin aad u qurux badan waxaana sallary aad u badan markaan ogaadey in uu jecel yahay gabadhaas tala ayaa igu cadaatey wiliba marka uu ogaado inaan wada qaadaney nice-time ila taliya sedeen wax yelaa inaan shaqadetda ka tago maa,aan rabo inaan dhibaato saxiibkey geeystana maa,aan rabo ma iska labtaa ila taliya oo ma isga tagaa