Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: Naagaha nadarlaan dagan naxariis malaha.iimaanka alaha ka qaadee::::::::
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sadiiq

Tuesday, October 03, 2000 - 03:21 am
anigoo iigu horeeyso holan ayaan gabar soomaali ah waydiiyay mee shuu iga jiro oc. harlem kuna cusub magaalada markaa seey igula hadashay af aana aqoon oo daj ah. waxaana ogaaday ineeyna naxariis la heen naagaha nadarlaan joogo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INDHEERGARAD

Thursday, October 05, 2000 - 01:37 pm
WELI MAADAABA WAX ARKEY.SXB.
BADANKOOD DHALDHALAALKA YURUB BEY KU INDHA SARCAADEENOO WAXBA MA OGA ,,,,,AND WORSE,,,
THEIR BIOLOGICAL CLOCK IS TICKING,,, THEY ARE NEARING THE MENAPAOSE,,,,,,,,,,,LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Thursday, October 12, 2000 - 06:06 am
waxaa runtii isbadal weyn ku dhacay gabdhaha
yurub soo galay oo dhan waxaa dhacday
in ragii somaliyed ay ufahmaan inuu
yahay cadowga kowaad waxaan hada kahor
tagay amisdardaam anigoo naagradis ah
waxaan lakulmay gabar aan isdhahayey
waa qofmacquulah markii aan bartay
ayaan habenkiidanbe ula sheekeystay
si caadi ah waxaan waxkaweydiyay wiilasha
reer holand sida ay u arkaan? waxey iigu
jawaabtay wiilasha somalida oodhan
waadad xun maxaa yeelay lagmaraxeysan karo
kii aad is tiraahdo waa ku qanciyay
wuukaa shekeynayaa marka waxaan ka
dooranay cadanka oo an kuushegayn cidna,
waxaa kasoo wareegtay mudo walina ma arko
GABAR somaliyeed oo iqancisa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Friday, December 01, 2000 - 08:58 am
walaal hadii aad aragtay qof ku xumeeyay ama xun ma dumarka oo dhan ayaa wax kaa haleeyay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadaq

Saturday, December 02, 2000 - 02:37 am
to samiira
walaal dumarka oo dhan ma wadaheesto ee waa qaarka xun oo anigoo wadan ka ku cusu i xumeeyay lagamana yaabo inaan taailaabo oo uurkutaaleey igu noqotay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Monday, December 04, 2000 - 12:48 am
to sadaq
walaal adiga waxaan u heeystay in arin aad u xun laguu geeystay wax yar oo su,aal ah oo laguu sheegi wayeey kaliya dumarka somaaliyeed u tiri imaanka alaha ka qado runtii taas aniga ilma wanagsana maxaa yeelay hadii wax ka daran lagugu sameeyn lahaa wax beey ahaan laheeyd .
iaah ima tuso adoo qof dumar wax ku tiri iyo anigoo jid maraayo wax baa i dhihi laheeyd hadii ay dhici laheeyd .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadaq

Monday, December 04, 2000 - 03:28 am
to.samiira.
samiireey walaal wax kale kama caroone kamana caro laheen ee adigoo qurbo ku cusub aadna dhumayso cid aad lahadashana ad l dahay waa imtixaan wax kastona haleeygu sameeyee malintaas yaa tol ah bey iga taagnayd hadase waa ilaah xamdigiis hadaan cid loo baah nayn.
adigana wad ku mahad san tahay sida wanaag san oo aad iila soo hada shay........baay