Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Naag laguursado majoogtaa usa,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadaq.nl.

Tuesday, October 03, 2000 - 04:09 am
waxaan rabaa naag aan guursado oo ilah kabaqeeyso shanta waqtina dukato ee toloo makahelaa mareeykanka. hadii aan helasa waa tuma .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Tuesday, October 03, 2000 - 06:56 am
haa, waxay joogaan Mineasotta.
anigaaba diyar ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadaq.nl.

Wednesday, October 04, 2000 - 03:06 am
walaalay hadad diyaar tahay oo eey run kaatahay marka hore magacaa xageesa lagaa helaa waan kuu baahanahaye. sidee baana kuula soo xiriiraa adigoo sida daacadaa ii sheegaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadaq,nl,

Wednesday, October 04, 2000 - 03:35 am
walaal gacmo furan ayaan kugu sii dhaweeynayaa ee adiga ayaaba kuu baa hanahay ee see baan kuugu heli karaa, inteesa kaala soo xirii raa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faa iso

Wednesday, October 04, 2000 - 03:49 am
walaaow maxaad maraykanka dhee kadoo naysaa maad anagaba na qarfaaba kiishid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullaki

Thursday, October 05, 2000 - 08:43 am
Hi faaiso aniga ayaa diyaar ku ah ee mawada xiriirena waxaan kalo ku leyahay dhuul ma dhicdontid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAADAQ.NL.

Friday, October 06, 2000 - 03:13 am
ABDULAKI IYO FAAISO MEEL KALE OO AAD KU SHEEKAYSATAAN MA WAYSEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullaki

Friday, October 06, 2000 - 07:27 am
HI saadaq sxb maanan waynen lakiin faaisa ayaan donaya in naan inta ka barto ayaan donaaya ee maka xuntahay waan ku dhafaaya hadad dontid oo adiga ayaa furtay ee barasho wanagsan waa abdullaki

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Thursday, February 01, 2001 - 10:06 pm
whatis up faaiso
abaay waxaan ka helay sida aad u hada sheey
waxaane daganahay kaligey waxaane daganahay gobal
somalidu ku yar tahay marka side aan isku barana
waxane amiin sanahay inaan ku qanciin karo si kasta waxan jira 23. sano waan shaqeya wane dabeecad wanag sanahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 05:01 pm
MAXAA BEEN EH SOMLIDAAN
HORTA USA SHRMUUTOOYIN AAKA BUUXO AAN MAQLEY
MASKIIN WAR SUMEYA WAA DHILO USA JOOGTO EE IS KAJIR NIN YOHOW YAAN LAGU QIYAANIN EE ADUUN KA
WAX KALE KARAADSO INTAA U S A AAD DHILOOYINKAJOOGO KARADINEYSID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJI

Friday, February 23, 2001 - 02:46 pm
GABDHO SOMALIYED OO SHARAF IYO DIIN LEH WAA JOOGAAN INTA AAN MAJEERTEENKA KA AHEEN