Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: SHIIKHAAL MA HAWIYAA MISE WAA QABIIL GOONI UTAAGAN OO SOOMAALI AH????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIIKHAALOW

Wednesday, October 04, 2000 - 03:59 am
WAA YAABKA YAABKIIS, EE SHIIKHAAL MAHAWIYAA, TOLOW YAA IGA HARAAD BIXINKARA SU'AASHAAN AAN MUDABA ISWEYDIINAAYAY, ANIGOO KU ABTIRSADA QABIILKAN AAN KORKUXUSAY, AYAAN HADDANA RUMAYSNAYN, INAAN •••••• NAHAY, AMABA GALNO, BALSE WAXAA LAYIRI, NIN NOOLOOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN, ANY ONE WITH BELIEVABLE ANSWER IS WLC

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatar saciid

Saturday, March 24, 2001 - 09:29 pm
marka siyaadbare walaalkii cabdiraxmaan sahro wasaayay daarood aheeydeen markii kadanbaysay ee siyaadbare latuuray waxaa noqatay hawiye markii cali mahdi ladoortayna waxaa tiraheen mudulood hiraab baan kuhooya nahoo hiraab baa nahay waxaan kuu sheegaayaa hada cidaa tahay waxaa tahay ceer waxaa kasiitahay cabsiye hadba cidii hanti haysata oo gabdhahaagA dhabaa kudu qabiila filyadi basdaartaatihiin orfana hawiye iyodaarood u dhaxeeyso ayaa tihiin wasaqsaqyahay guntaa