Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: Yaa yaqaana maxamuud cali gaaruf oo degan (new zealand)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuaad

Friday, October 06, 2000 - 01:35 am
sxb waxaan baafinayaa nin aanu saaxiib nahay oo layiraaho (MAXAMUUD CALI GAARUF) oo loo yaqaan (INA CALI SIGAAR) oo la iigu sheegay markii iigu danbeeysay wadanka (NEW ZEALAND)
markaa cidiigaranaysaa fadlan warkiisa iigu soo hagaajiya E MAIL(FUAAD55 @HOTMAIL.COM)
waanad mahadsan tihiin dhamaantiin.