Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: More Europe: Wil somaliyeed oo holland u ciyaaro
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamar

Saturday, October 07, 2000 - 06:00 am
waxaa qaranka nederland u ciyaaro wil layirahdo hirsi wuxuu ciyaaray habeen hore wexeey la ciyaaren france V holland 2-0 wilka somaliyeed ayaa gool dhaliyay wuxuu ciyaara dhalinyarada 18 jirka wuxuuna benji u yahay AJAX waxaan la filaya in uu mardhaw u soo galo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TILBURGER

Saturday, October 07, 2000 - 10:34 pm
WARYAAA XAMAR XERSI SOMALI MA AHA WAA WADANKA ETHOPIA EE OGOW ASAA AFKIISA KU YIRI MAR LA WAREESTAY WAXAA UUNA YIRI WAXAAN AHAY SOMALIDA DAGAN ISMAAMULKA KELINKA 5aad EE DALKAAS ETHOPIA.
MAGACIISANA WAA YUSUF XERSI./

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 09, 2000 - 07:39 am
tilbulger
nin wareersan aa tahay maxay ku kala
duwan yihiin somalida ismaamulkaad sheegaysid
iyo kan xamar jooga iyo kan hargaysa iyo kan
NFD iyo kan jibuuti adeer kuligood waa somali
ee qo-qobka isticmaarka yey kula tegin, somali mar uun way isu iman doontaa idim alle ee iska saar fikradaha isticmaarka oo iska illow.

nabad gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamar

Monday, October 09, 2000 - 08:59 am
tilburg waa maxaay somali ? sxb waxaan ku shega in somali yahay hersi ,adiga markad halkan soo galeysay maxaad isku dhibtay magacaga oo saxaan iyo gobalkad ka timid ,waxaan kalo idin la socod sinaya in shalay loo macabay xulka junyarka ee holland wuxuu ciyaara dinsdag ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAIZO

Thursday, October 12, 2000 - 01:35 am
cunuga lugaha baastada leh ee soomali oo timaha tidcaday waa arkay kaas banooni wax uu ka yaqaano ma jirto majo baasto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Thursday, October 12, 2000 - 05:35 am
faaizo, adiga dhilo jareer wastey baad tahee raga ha soo dhex galin nacas yahey, nimanka somaliyeed ayaa ilaah idinku direy......dhilo oo dhan iney somali heleyn ayey og tahay markaasey meshaan dacay xun la taagan tahay, raga ka dhex bax ilaah baa 50-ley idinka dhigayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mm

Sunday, October 15, 2000 - 06:02 am
ali ali adigaa ka daran faiza maxaad gabarta u cayeysaa,, waxay tiri oo kaliya majo baasto waa run yarkaa soomaliga ah ee holland u ciyaara waan arkay waa runteed waxaan ka yaabay maxuu timaha sidii gabar 13 jir ah oo kale u tidcaday timaha,
waxuu iska dhigayaa dadkaan afrikanka oo kale ah ee ilaaheey xooga siiyey,, soomali timaha tidcaday,
foolxumo badanaa,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOMO

Tuesday, October 24, 2000 - 12:36 pm
Aqyaaarta asalaamu aleekum

Aniga waxaan idin oranlahaa meesha hurdada kakaca ee ninkaas iska daaya ,intii aad kufaani laheedeen ayaaba caycay iyo xumaan karaadineesaan

Aqyaarta marka inankaas haduu NL ucayaaray ,xul somali ah oo mustaqbalka ah umacayaaridoono ayaan umaleenayaa ee meesha waqtiga yuuna idinkugu dhumin cay cay iyo critique

PS xamarow sxb xulka France ee laga badiyay muxuu ahaa A mise B mise tan dhalinyarada -18 aniga ma aana maqlin cayaartaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamar

Sunday, November 26, 2000 - 10:18 am
bishaaro
waxaa manta la safay hirsi ciyaarti ugu horeysay ee horyaalka holland waxaan la soo giliyey gilinkii dabbe wuxuuna qalqal giliyey kooxdi utrecht ,
momo sxb wuxuu la ciyaaray 18 fran hadana waxaa lo magacaway kulka qaranka junyarkiisa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali aan xassid aheeyn

Tuesday, November 28, 2000 - 12:21 pm
ciil qabow cadaabta gal . wilkaan ayaa ugu horreya wiil somali ah oo wax posittive nl ku canbaxa,u qura illahi idin abuurtay ka cabsada xassid nimadana iska illoba.nabadgaliyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomali aan xassid aheyn

Thursday, November 30, 2000 - 12:03 pm
caawa waxaa ciyaaray germany iyo holland xulka juniorska waxay ku dhamaatey 2-4. 2goal holland waxaa u dhaliyey xersi ciyaartooiga weeyn oo soomaaliga ah!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 02:36 am
aad baan ugu faraxsanahey soomaaligaas soo baxay waxaan daganaha denmark.aad baan ufaraxsanahey wiilkaas soomaaliga ah.mida kalesoomaalidu maxay isugu farxi weysaa markii qof soomaali ah ladhaho waxfiican buu sameeyey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayaaryahan

Friday, January 05, 2001 - 12:45 am
waxaa wax lgu farxa ah wiil soomali ah oo ka cayaara wadan ajnabi,hadii aad tahay qof cayaaraha
wax ka yaqaan ma caytanteen,teeda kale qofka shaqsi ahaan sduu doono ayuu u xaragoon karaa timaad sheegtee dhagaha ha durto laakiin mar walba waa soomali,waxaan halakan kala hadlayaa gabadhii caytameysay walaashiis cayda waa laga fiican yahay
waxaan kaloo la hadlayaa wiilkii gabadha sida xun ugu jawaabay walaal adiguna wax iskula ha,
aniga waxaan ahay nin odey ah oo aad u jecel kubada cagta waxna waan ka soo cayaari jiray xamar
meelo ka mid ah caan baan ka ahaa gaar ahaan waabari iskool buliisiyo hodan wadajir intaba
byeeeeeeeeeeeeeeeeee