Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: QARAN YAA WAX U DHIMA AMA WAX KU KORDHIYA???????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI FATAH

Saturday, October 07, 2000 - 06:47 pm
Anigoo ka hadlaya fikradayda iyo sida wax iila muuqdaan ayaan waxaan jecleystay inaan inoo furo bogan cusub oo ula jeedadiisu ay tahay wanaaga wadankeena iyo waajibka inaga saaran.

Aan ka jawaabo su aashaydii ahayd qaran yaa wax u dhima ama wax ku kordhiya? anigoo la beegsanaya arigtidayda gaar ahaaneed waxaan amin sanahay in dhalinyaradu ama generationka markaa u firfircoon bulshada ay ka masuul ahaayeen waayo qaran waxaa wax u dhima ama ku kordhiya dhalinyarada markaa iyada ah taagan kuwaas oo ah xooga qudha ee burburin karaya bulsho dhan ama dhisa kariya si kastaa oo giilkii ka horeeyay uu umarin habaabiyo oo ula doono inuu u isticmaalo arimihiisa gaar ahaaneed mar walbaa dhalintu waa kuwii baraaruga ee wax ka qabta wixii wax u dhimaya aayaha jiritaankooda.

Bal markaa waxaa is waydiin leh waxa aynu u baraarugi la"nahahayee aynu wax ooga qaban la-nahay dulmiga iyo danaysatada inoo adeegsatay(any somalian over45years)danahooda gaar ahaaneed.

War dhalin yarooy wakhtigu waa seef intuusan ku jarin hadaadan jarin you r gone, markaa at least bal kuwa yaryar ee iminka madaxa la soo kacaya ama ugogol xaarnaa oo ma ka tashanaa inaysan ku dhicin ta inagu dhacday mise we live life as it is everyday.

P:S please and please let us get together and do something.

PRAY FOR PEACE. PEACE BE UPON YOU..