We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 10, 2000 - 04:08 pm war dadkii statka aaway yaa reer siigadheere ah magaaladii quruxda badnayd the city of abudwaaq
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 14, 2000 - 03:24 pm Heeeeeeeeeeee Axmed 225 Waddada Garbala Caabudwaaq MR Soomaaliya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, November 19, 2000 - 02:24 pm REER CAABUD WAAQ MARIIXAANOW WALIGIIN MAILBAXAYSAAN MIYAA MARKII BAAFIN &NEWS&isbaraSHO LAGAA IN AAD SOO BAN DHIGTO AMA WAX LAGAA FAA II DAYSTO AYAAD SIIGADHEERE&garbala goobta la imaataan meeshaan maalin walba casharkii soomaaliya la idinkugu dhigay last 10years soomaaliya kuma qancin miyaa loomana furin pagekaan in aad caabudwaaq&wax aan munaasab ahayn aad ugaga hadasho maanta kadib
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 21, 2000 - 04:09 am to najaax ma reer dad la aan ahaa ka dhalatay maxaa mareexaan weyne u keentay ma haan maseeraa kuhaayo waa kaa muuqataa sida maano ceeloow na aa najxa najax mala muufadii baarto mahadaay udiidayoo minankeeda mootisooy sida maano ceeloow kabax cida
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 23, 2000 - 10:08 am haye waa aniga oo ah oday mareexaan ah waa wanaagsantahay nin walba meesha uu ku dhahsho ama ku koro ama asalkiisa ah inuu faaniyo . waa wadani nimo ee halkaas ka wada waa sahal aadan jeelle. jellesahal@hotmail.com soo hargala ha la iska warhayo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 09:46 am war waa ninkaadan dhiigya cabkee wareeray oo marna,FAYSAL marna NAJAX labaxaya oo ilaahay daba dhigay owliyada iyo weliba boqortooyada mareexan,war horta bal xishoo wax iskula har dhanaanyahow lol'''''''''''''' ciao
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 21, 2000 - 12:24 pm Caabudwaaq 86 ayaan tagay dadkeeduna waxaay ahayeen dad martisoor wacan si wacan ayaa la iigu soo dhaweeyey. So respect for Abduwaqi people!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 23, 2000 - 09:48 am qaabudwaaq waxaa la idinka soo salaamay shaway(ninkii garanaayaa garanaayee) soon wanaagsan and iid wanaagsan baan idin leeyahay qayr baan isku ognahay ,NABADEEEEEEEEEEEy
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 23, 2000 - 03:10 pm waan idin salaamay salaanta islaamka reere abudwaaqoow salaan kadid waxaa loo baahanyahyay in magaaladii aan jeclaynayn ee aan ku wada dhalanay ee aan ku soo kornay ciideedii guduudnayd ee maccaanayd aan wax u tarno oo aan iskuulo jaamacado macadyo aan ka dhisno oo aan ka dhigno biyo sacabadaadaa looga dhargaa i like garbala siigadheere roobda,ay and all lovely people of abudwaaq jooi to-gather and build your home-town may allah plessyou all
|