Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Sweden: Jacayl
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 12, 2000 - 05:45 am
Walaalayaal waxaan rabaa in aad igala talisaan, gabar ayaan is baranay mar walbana wey iga xanaajisaa,markaa waxay ii raacisaa madax faliiq ayaad qabtaa.Gabadhunana waa gabar fiican oon aaminay waxaan u arkay mid igu ciyaaraysa,marka ila soo taliya miyaan ka haraa mise waan la sii sheegaystaa???????!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahmoo

Monday, October 16, 2000 - 04:43 am
sidey ila tahay waa mid dhib badan aan filayaa oo rabta iney mar walbo kaa xanaajiso ee bal xoogaa sug iyada oo sii baro,ka bacdi hadii ay kugu ciyaareeso ka tag!!!!!!!!!!!!!!
u get it bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 04:49 am
fahmoo!! waxaad ku mahadsan tahay taladaada laakiin abaayo macaan gabadhaan, sidaan u arkay waa mid rabta in ay igu cayaarto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahmoo

Monday, October 16, 2000 - 04:53 am
ha iga qosolsiinin hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 11:50 pm
Abaayo fahmoo maxaan kaa qosliyey hee waxaan ka hadlay,dhibaatadayda miyaadan ku qanacsanayn mise gabdhaa soomaliyeed ayaad u hiilinaysaa.Adiguse haddii aad wiil jeclaatid miyaad ku ciyaari lahayd mise waad dhaqaalaysan lahayd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahmoo

Saturday, October 28, 2000 - 02:39 am
war nimyahoow markaan kula talinaayay waa qaldanaa ee hada waxaan ku lee hay habrtaa iyo walaashaa hadii ayjoogaan maa tiraahdid ila taliya iyagaa yaqaan in raga lagu dheel dheelo iyo in kalee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahmoo

Saturday, October 28, 2000 - 02:43 am
war nimyahoow markaan kula talinaayay waa qaldanaa ee hada waxaan ku lee hay habrtaa iyo walaashaa hadii ayjoogaan maa tiraahdid ila taliya iyagaa yaqaan in raga lagu dheel dheelo iyo in kalee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 11:50 pm
Abaayo fahmoo waad qaldan tahay,anigu arrinteyda dadweynaha ayaan u soo ban dhigtay,marka in aad igu tiraahdid hooyadaa iyo walaashaa igu soo leexisid ma haboona.Haddii aad tali ii haysidna waad isiin kartaa haddii kale dee kuuma hayo igu dhah ee ha ii tilmaamin reerkeyga ok!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Looyaan

Monday, November 06, 2000 - 11:57 pm
TO:Anon&Fahmo!!!
Idinka uun miyaa isku jawaabaaya aaway dadkii kale,anigu haddii aan ka dhiibto fikradeyda waxaan u malaynayaa in gabadu aysan rabin wiilka waayo waa saban aakhir sidaa dardeed gabdhihii ayaa waxay iska noqdeen danaystayaal iyo in ay isku kor wadaan dhalinyaro badan, oo ay ku maahmaahaan gabar kun bay kulmisaa koowna way kala baxdaa.Marka wiilkaan dhalainyarada ah walaal waxaan ku oran lahaa ka danayso,ilaahbaa irsaaqad badanee ha isku halaynin tani meel ku gaarsiin doonto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faisa

Tuesday, November 07, 2000 - 12:01 am
TO: Wiilkaan magaciisa qariyey!!
Walaalo waxaan ku oran lahaa ma isiin kartaa e-mailkaaga waxaan jeclaan lahaa in aan kula soo xiriiro,aniguba tan ku qabsatay ayaa igu soo dhacday,markaa waxaan u malaynayaa in aan is fahmi karno waayo jab ayaa noo qabsaday labadayaduba.Marka plz.sida úgu dhaqsaha badan ma iila soo xiriiri kartaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Wednesday, November 08, 2000 - 10:51 pm
To Fahmoo.
Walaalo si wanaagsan ayaad ula hadashay oo talo fiican ayaad siisay wiilkan magaciisa qariyey. Laakiin mid ma ku weydiin karaa miyaad horey ula soo kulantay arrintaanoo kale? Hadaba walaalo waxaan jeclaystay in aan ku barto ee maxaad ka qabtaane.E-mailkaaga iisoo qor si aan kuula soo xiriiro mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadaan bedelay fahmoo,waa AYAAANoos

Tuesday, November 14, 2000 - 01:47 am
to burhaan

walaalkiis labo qof weeye fahmoo aniga ayaa horta bilaaway ka bacdina midopoo kale ayaaba magaceyga qaadatay intaan meesha ka maqnaa,
'
marka walaalkiis midee aad rabtaa emailkeeda anigu hadalkeyga waxaa ugu dambeeyey

"ha iga qosolsiinin"

to fahmoo

waa tan dambe maxaa kugu wado magac meesha ku qoron inaad qaadato maad mid kale qaadatid walle waa yaabka yaabkiis gabaryahee aftahanada ahi!!!!!!!!!!!!


bye aqyaarta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Wednesday, November 15, 2000 - 01:08 am
TO:AYAANOOS!Abaayo adiga ayaan kula hadlay ee isii e-mailkaaga si aan kuula soo xiriiro,waayo waxaad tahay gabar wanaagsan.Waxaana jeclaystay inaan ku barto ee maxaad ka qabtaane,jawaab deg deg ah ayaan kaa sugayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahmoo,

Monday, November 20, 2000 - 08:59 pm
to
burhaan
walaalkiis mar hore,ayaaba daayey emailadii
la ii soo qori jirayba,hadana maba xasuusto wuxuu ahaa emailka dhanba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Monday, November 20, 2000 - 10:47 pm
TO:Fahmoo!
walaashiis horta waa fahmadee,fahmada ila hadlaysa waxaan rabaa ayaanoos,pls. haddii aad adiga tahay waan kula soo xiriiri lahaa ee ma isiin kartaane e-mailkaaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 28, 2000 - 03:25 am
waamaxay baacan meesha ka oynaayo
haduu meyl meyl ku haayo anaa ku siin oo •••
weeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeyn qabo ee ma rabtaa
baacyahow baaaaaaaaaaaaaaaaaaacow
to burhaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaanoos

Thursday, November 30, 2000 - 02:09 am
waryaa annonymous
waa maxay caadinta meesha aad kula soo gashay,siduu afka kaa noqday,bush ha ku galee

qof dhan ayaaba fegradiisa soo jeediyey marka baac maad oroneesaa,mise soomalideenu maba yaqaanaan qof fegradiisa ka hadlo,oo waxay u maleenayaan aqli laan un

waryee sida isku dhaam

to burhaan

aniga lee ahaa walaalkiis waan ilooway inaan ku qoro ayaanoos,waan ilooway markaa aan ku qoray fahmoo

walaalkiis emailadii waaba ka caajisaayaaoo sidii hore maba ku ahi


Ramadaan kariim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Friday, December 01, 2000 - 12:50 am
to:ayaanoos.
aad ayaad ugu mahadsan tahay sida wanaagsan aad iiga celisay baacaan,aanba garanaynin wuxuu ku hadlayo.abaayo maxaad iigu diidee e-mailkaaga,miyaadan rabain in lagula soo xiriiro mise.ok telefoonkaaga isii anaa ku soo wacayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaanoos

Thursday, December 14, 2000 - 03:08 am
telfon aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
yaa umaayee iga celinaayo hee walaalkiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Thursday, December 14, 2000 - 07:49 am
to:ayaanoos!
hooyadaa ma ayadaa ka wrqabto sideey kaa noqotay hee waxaan kuu malaynayey in aad intaasi dhaantide.ee walaashiis si reer magaalnimo ayaan kuula hadlay sidaan isku dhaan ok.waana kaa sugaa e-mailkaaga mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaanoos

Friday, December 15, 2000 - 02:44 am
adiga e,ailaakad maad keentid walaalkiis

hooyo guriga ma joogto sidee telfon igu soo diree markii soomaali run loo sheego ayee ku caayaan sorry bro for tat

see u

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Tuesday, January 02, 2001 - 05:55 am
to:Ayaanoos!!!
Abaayo waad diiday telefoonkaada in aad i siiso laakiin e-mailkeyga ayaan ku siinayaa,ee aan ku wada xiriirno umaayeey ayaad igu waashay.
waa sidan e-mailkeeyga sis-->murayo@hotmail.com ee akhbaar ha lagaa helo abaaydiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaanoos

Wednesday, January 10, 2001 - 05:49 am
hi again walaalkiis ii waran ayaantaan ma aanan imaanin waa maxay emailkaaga ma gabar ayaa tahay murayo ayeeyteyda ayaa la dhahaayeee walaalkiis insha alaahu anigaa kuu soo qori doonoo
bye bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Thursday, January 11, 2001 - 12:05 am
Hi Ayaanoos!
Waad mahadsan tahay waan kaa sugi gabar ma ihi laakiin waa e-mailkeyga jawaab deg deg ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Thursday, January 11, 2001 - 12:25 am
Hi Ayaanoos.
Ayaanoos e-mailkeygu waa sidan murayo65@hotmail.com ha iloobin in aad sidaas u qortid.M ahadsanid.
MUrayo65@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samatar

Wednesday, February 07, 2001 - 06:59 am
jag vill gärna träffa ngn goding, som kan det mesta som en man behöver. ju, det spelar stor roll om din hårfärg, mjuka läppar, och naturligtvis dina bröster. hör av er

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dabwaayna

Thursday, February 08, 2001 - 03:39 am
samatar du skal sknaakke olidt din svin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatar

Friday, February 09, 2001 - 12:14 am
TO:Dabwaayna.
saaxiib dooqeyga haduu ku cajabin maad ii deyso, fadlan. Hadii aad tahayna qofkaan rabay soo dhawoow, mininka mininkaagii waaye.