We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, October 13, 2000 - 09:06 am yaa joogo norway oo kassa populare daganaa aniga waxaan jooga u.s.a. taleex iskool kasapopulare shaleemo shuun carwada , waxaan ku ogaa nin la dhaho shiini tip top, haaruun yare iyo haaruun haashi this is biibaaye kulmiye oo idin leh warkiina ha la hello
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 13, 2000 - 06:29 am hi biibaaye waxaan ahaay reer kpp from 80 to 93 waxaan ahaay ciyaalkii school kowdamaajo ee macalin ow dheere ila so xariir waxaan joogaa norway waxey caan ku ahey demada xaga dhaqaalaha. sida warshda caanaha oy dowlda lacg adag ka soo galijirtay iyo cococlada iyo kabka iyo carwadii demda ku dheganeyd iyo isbitaladii digfeer iyo banaadir vi var rike folk i mogadisho biibaaye see u soon u will find more about me and kasobalbalaare viva
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 16, 2000 - 08:55 am hi xamiid owdheere wa xasuustaa xagee daganeyd yaa joogo kassada norway?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, November 18, 2000 - 07:24 am hallo waa idin salaamay ciyaal kassada waxaan dhigan jiray school taleex waxaa ka baxay 87kii waxaa deganaa sgoosga soddanka hadana waxaa joogaa Norwey,Oslo. i really miss u bye canbara waxaa igala soo xiriiri kartaan adresskan cambaro73@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 27, 2000 - 11:37 am hello canbara maxaa isku dhacaayo intee ka xigtey video gindhish ku yaley isgoyska? anaga waxaan daganeyney isgoyska kassada.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 06, 2000 - 09:05 am HAA-EEY....>WAR BIIBAAYE HADII AAD TAHEY "BIIBAAYIHII INA FARAGAAB" EE MATAANKA LA'AHAA XUSEEN ISA SOO CADEE IYO HADAAD TAHEY BIIBAAYE KALE!!!.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 10, 2000 - 05:30 pm war faragaab maaha ee wa kii kale maxaa cusub?/
|