    axmed | Tuesday, October 17, 2000 - 11:37 am waxaan raadinaayaa loodkii afka englishka lagu bilabey eedhiganeyay class A qofkii ah ama yaqaana ha iigu soo jawaabo bogaan asxaabta aan raadinaayo waa wiilal iyo gabdho ee class A waad mahadsantihiin |
    Dheere | Wednesday, November 22, 2000 - 11:33 am Saaxib marka hore waad salaamantahey, salaan kadib Axmedkee ayaad tahey, Axmedyada wey badnaayeen tusaale ahaan Axmed carabow, Axmed dheere, Axmed Okiyo iwm, Xasan aduunyo wuxuu jooga Gotenborg, sidaas iyo nabad galyo. |
    Anonymous | Thursday, November 23, 2000 - 09:39 am war dheere adiga magacaaga ii sheeg aniga waxaan dhigan jiray A adigana waxaad si fiican u kala taqaan ardaydii sidaas iyo xiriir wanaagsan |
    Dheere | Saturday, November 25, 2000 - 11:27 am Saaxib salaan kadib, hadaad tahay Axmed Caraboow,Okiyo hadaad tahey waan is fahmi karnaa,Burhaan yare wuxuu joogaa Germany,Xasan cajiin waxaa igo dambeysey xamar,Xuseen dheere Danmark ayuu joogaa, xagee ayey ku dambeeyen gabdhihii galaaska gaar ahaan Abyan, Adna, Ayaan iwm. sidaas iyo nabad galyo saaxib. |