We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 17, 2000 - 07:07 pm Waan idin salaamay dhamaan dadka ku nool germany waxaan ahay gabar aan wali guursan waxaana jecelahay in aan hello wiil soomaliyeed oo infaca ana aan marwadiisa u noqdo wixii faah faahin dheeraad ah igala soo xiriira sahra_72@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 17, 2000 - 07:17 pm Raali iga noqda waxaa yara kala sikadey emailkeyga Waana sida sahra_72@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 18, 2000 - 02:35 am waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo doonayaa in uu guursadao marka hadii aan halkan ka helay wayba ka wanaagsan tay,igala soo xiriir hadey run kaa tahay mylover@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 19, 2000 - 07:30 am To.sahro walaashiis aniguba waxaan raadinayay gabar somaliyed oow guur daacad ka yahay ee hadaad runsheegeysid igala soo xirir E.mail (hanadweye@hotmail.com Good Luck
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 23, 2000 - 01:57 pm NAA HEEDHE ANIGU WAXAAN DOONAYAA IN AAD NOO SOO KALA SHEEGTO KEENA AAD DOONEYSO ANIGA AYAA UGU FIICAN NIMANKAN WAXAA LA IYIRAAH RAAXEEYE SIDEE WAAYE IGALA SOO XIRIIR EMAILKAN Raaxeeye@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, October 27, 2000 - 02:30 am sahra Ali waan kasaamay oo kasoogoday wadnaha waaxyadiisa iyo baga baalashiisa salaan bacdigeeda waxaan ku noolahay wadanka Holland xaafada utrecht markaa qoraalkaaga Arkay waxaan udhalaalay sida shumac ahaan hadii aan codkaaga maqlilaa intaa jirtid intiisa ayaan helilahaa soo sahrooy walalay isooraac rafaad aduunyo iyo rabsho kuumo roono reerkay kugeestaa rabi roonadeey raasumaadkay adaa iiga roon haa hee riyo waa iirumooday haye jawaab aan kaahalo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 01:53 pm sara waalagu salaamey marka hore. marka xigta wiil reer jabuutiya, maku daritalada. oo ah wiil aad udabac wanaagsan.raadinayana mustaq bal degana mareykan ama usa. jawaab halagaa helo.huuno?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 11:38 pm HOLD ON PPL. FIRST SARA, TELL SOMETHING ABOUT YOUR AGE, FAMILY AND THAT KIND OF . SECOND: ARE YOU SO HOPELESS? IS IT THESE DAYS DIFICULT TO FIND SOMEONE IN A NORMAL WAY? BESIDES EVERYBODY IS PRETENDING BEING SOMEONE ELSE ON THE INTERNET, SO BECAREFUL SIS! BYEEEEEEE
|