Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: War Yaa Ciyaal Howlwadag ahoow..{Qasatan Olympic Hotel Area}
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Wednesday, October 18, 2000 - 09:45 pm
Salaam Ya'll

walalayaal so dhawadaa he...Ani igaarko ka imadey xafadaas aan ahay...waxaana igu danbeysay axsabteydi 91gi dibna mid ugama arkin....Marka dhamaan waxi daganaaay Agagaarka labada hoteel
{HOTEEL OLYMPIC OR HOTEEL SHARMAARKE,,,IYO DHINACYADIISA BAKARAHA, VIDEO BUDISTE, IYO INTA LABADA LAAMI U DHAXAYSAY..}

Ha so waramaan he....kheyr le aan idinkaga si taga

Ciyaal Olympic!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nageeye

Monday, February 12, 2001 - 08:56 pm
walaal deeqo waan ku salaamay salaan ka bacdi walaal aniga waxaan daganaa hotel olympic gadaashiisaa adiga halkay ayaad daganayd yaana ka taqanaa soo qor dhalinyada hotel olympic.