We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 19, 2000 - 02:58 am qokii yaqaaano hala soo xiriiro walaal kood huunye cabdulle oo jooga holland
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 15, 2000 - 08:36 pm HUUNYE WAAD SALAAMANTAHAY KA DIB WALAAL DADKA AAD RAADINAYSAA MAGAALADEE AYEY SACUDIGA KA DAGANAAYEEN. IBTISAAM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 17, 2000 - 04:03 am to. ibtisaam walaal ibtisaan waad mahadsan tahay dadka aan shee gaayo waxeey daganaayeen markii iigu dan beeysay sanadkii 1999 kiilo sabca fadlan hadii aad hesho igalasoo xiriir e_meelka huunye@hotmail.com walaal waadna ku mahadsan tahay xiriirka aad ila soo xiriirtay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 17, 2000 - 09:44 pm WALAAL WAAD SALAAMANTAHAY WAXAAN AAD UGA XUMAHAY IN AANAN WAQTIGAA AAD SHEEGAYSO JOOGIN.WALAAL HADII AY JOOGI LAHAAYEEN XAAFADAHA HOOSE EE MAGAALADA JISA XITAA CID BAAN KUUGU DIRI LAHAA KUU RAADISA WAAYO DAD BADAN BAAN KA AQAAN OO MAGAALADA JIDAAN WAQTI DHEER DAGANAA LAAKIIN WAXAAD II SHEEGTAY INAY KIILOO SABCA DEGANYIHIIN.RUN AHAANTII SOOMAALIDU AAD BAY UGU BADANTAHAY XAAFADAAS LAAKIIN MAAHA DAD WAQTI DHEER DEGAN AAD BAAN UGA XUMAHAY INAANAN WAX KUU QABAN INSHA ALAA WAAD HELAYSAA WALAAL KHEYR BAAN KUU RAJAYNAYAA IYO INAAD HESHO AQYAARTA AAD RAADINAYSO/GOOD LUCK
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 20, 2000 - 04:30 am ibtisaney walaal aad baad u mahadsantahay sida wanaagsan ee aad iigu dadaashay ragii aan raadinaayayna qar kamid ah waan helay oo waxeeyba ila joogaan holan ee adiga halkeed ka joogtaa sacuudiga maxaadse qabataa. maxaasbaad tahay mase singal.ma jecae shahay inaad yurub timaado.e-mayl se maleedahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 20, 2000 - 08:05 am to:ibtisam walaal aad bad ugu mahadsantahay sida wanaagsan ee aad iigu raadisay dadkaas nasiib wanaagse mid kamid ah wuxuu ila joo gaa holland waana helay ee adiga sacuudiga halkeed ka joogtaa?maxaase qabataa?maxaas baad tahay mase singal?malaga yaabaa inaad yurub timaado? mahadsanid ibtisaam.......
|