Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Germany: Gabdhaha ayaa nagu yar here in Germany
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 20, 2000 - 12:17 am
To all visitors in our German room

Waan idin salaamay dhamaantiin, waxaan ahay wiil dagan Germany, marka gabdhaha ayaa nagu yar ee naga raali noqda, waxaa dhacda inaan shukaansi iyo haasaawe mar mar u doonto meel ii jirta ilaa 400km oo gabar somali ah la iigu sheego mar-marna waxaanba tagaa si aan gadho u soo arko Holland.

Hase-yeeshee, waxaan ka dharagney gabdhaha Germany oo ah kuwa aduunka ugu quruxbadan marka laga reebo Russia, dhalinta somaliduna aad ayay kuwaasi ugu mashquulsan yihiin, balse hadana waxaan tabaynaa gabar soomaaliyeed oo afkeena nagula hadasha, marka hanala yaabina meesha shiid ayaan dhinaca gabdhaha kunahay.

fadlan gabdhaha germany jooga ee kala durugsan si aan u xiriirno iskuna barano halkan e-mailadiina ku dhaafa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

frisiger boy

Thursday, November 23, 2000 - 03:17 am
wooo aber eacht ich glober du bauchst kine somalische frua e ouch frua ist soo schon