Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: TUUNTA ISTICMAALA IYO AANSALAATADA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

espoo

Unrecorded Date
waxa ugu fiican oolacuno waa
malayga somalida badan kood wexey jecel yihiin
hilibka laakin waxaa ka fii can malayga
cunto walbo aad kar saneysaan haku jirto tuun
ama toon
aansalaato ama salad ka waa wax aad ufiican
midkale cuntada u istic maala saliida layiraahdo
oliifiya mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIRIF WAASUGE

Unrecorded Date
WARHEEDHE WAXAAD KALE SHEEGAYSO GARAN MAHAYEE LAAKIINSE TUUNTA WAA CUNAHAYAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
odey Espoo
odeygaan dhaqayaboor ka yimee wirif waasuge waxa aad sheegeyso sxb meel ugu qor afka kama wada xasuun karee.