Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: Xulbo....kordhi awoodaada!!Dhabarkana daawadiisa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ukur

Unrecorded Date
Xulbadu daawo ma u tahay arimahaas aan kor ku soo xusay?..haday jawaabtu tahay haa ..xageen ka helaa
sideese loo sameeyaa?

Ukur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Saturday, December 16, 2000 - 03:46 pm
waxaan rabaa inaan ogaado sida loo sameeyo xulbada
haddii aad igu caawini kartaan iigu caawiya.

thanks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faaqira

Friday, December 22, 2000 - 09:52 pm
xulbada waa la qamiiriyaa marka hore oo biyo ayaa lala dhigaa, habeenkii biyo la dhig dabadeedna subaxdii kari in xoogaa ah kadibna shiid waxaad ku shiidi kartaa basbaas, in cusbo ah iyo liin kudar markaana waxaad u isticmaali kartaa inaad cuntada ku cunto markasta, oo talaajada ayaad gelinaysaa. Tan kale waad shiidaysaa markii aad shiidana cabitaan ahaan ayaad u cabaysaa oo casiir ayaad ka dhiganaysaa hadii aad doonto intaad socor iyo cabitaan kale ku qasto. markaa sidaad u cuntaaba waa isla mid waayo ood jiidis iyo xambaaris waa isla xero geyn. anigu waxaan jeclahay inaan cuntada ku cuno siiba canjeelada, bariiska, iyo soorta intaba. balse waxaad ogaataa cunideedu kaa go'an oo way kaa soo uraysaa, markaa waa inaadan badsan ood laba goor uun cuntaa asbuucii. wasalaama caleykum.