Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Health - Caafimaadka: Soomaalidu dhaammaanteed waa sunta ayaxa oo kale
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ugaas

Unrecorded Date
Had iyo goor waxaad isku mash quulisaaan waxaan waxba idiinka dan ahayn . Markaa waxaan idinkuala talin lahaa in aaad danihiina ku toostaan .
Inta aad waxan iska dhaaftaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Adiga xaa mahaan ku keenay iisheeg ugaasoow. Maalinkina dameertaan raacnaa, habeenkina waa caweynaa, caruurta iyo islaamahana badarkoora diyaar waaye, darsikana raaliyoo ka yahay ee yaa xumoo mahaan ku aragtay arooy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
xaa sunta kaneecada ii danaheena isaga shuqul eh?
bal adiga naftirkaa in cadan ii meel daran lagaaga heelaa bal labadaa qoorta isu galiheesid day.