Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Children - Caruurta: SOOMAALAY AAWAY UBAXIINII ? BAL IS WAYDIIYA.../
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed ,i

Wednesday, November 08, 2000 - 01:00 pm
Ubaxiinii waa daadisayn ,waana dubateene.
waa tix dii gabayga ahad ee uu yidhi (timacade)
dhor iyo soddon sano kahor ,bal hadaba ubad keenii xagee buu jiraa waa layaabe anigu run tii waxan dagana hay wadamad reer galbeed ka kuwa lagu tiriyo in ay uroon yahiin dhalaan ka ,waa Canada magaalada caanka ah ee Toronto waxaanan daganahay magaalada mudo ah 12sano waxaan arkayna
waa wax qofkii maqlaa ama arkaa uu ka naxaayo waa igu walee ee hay qaadanin akhristow dheel dheel
meelkastoo aad joogto .