Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Children - Caruurta: U SHEEG RUN CARUURTA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasin

Unrecorded Date
waxaa dhacda in caruutu og yihiin
waxaa nan ogeyn
mida kale waalidku wuxuu saxi karaa
caruurta marka waalidku ku qanac san yahay
noloshiisa su aashu waa soomalidu
ma ku qanac san tahay nolosha maanta
aan ku nool nahay?
qof walbo oo samali ah waxaan kula talinaa
in uu in dhihiisa furo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Unrecorded Date
waa tala wanaagsan waad ku mahadsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kawaanle

Unrecorded Date
maxabe run aba shegaba feeraha ka tumaa beena waa u shegaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samawada

Friday, November 24, 2000 - 02:36 am
kawaanle ma ku fahmin aboowe maxaa ka wadaa.
ma iisheegi krtaa adigoo ka riili ah.

yasiiiiiin adigoo walaal iga raali ah maxad uga jeedaa "nolasha malagu qanacsan yahay" haisoo caayin hadaad rabtaan inaad ii soo jawaabtaan
waa ku mahadsantihuiin dhamaantiinba.