Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Children - Caruurta: CARUURTA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMAALE

Unrecorded Date
CARUURAHAN LALA QAXAYO IYAGOO SHARCI KU LEH WADAN AY INKA BADAN 10 SANO JOOGEEN EE LACAG BADSI LOO GEYNAYO WADAN KALE IYADOON WAXBARASHADOODA AY WATAAN AAN LAGA FIKIRIN HALAGA DAAYO, MUSTAQBALKA
HADDII KALE CARUURTAASI WAALIDKOODA MAXKAMADAHA AYAY SOO TAAGI DOONAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ILMAHA MUSLIKA AH WAALIDKOOD MAXKAMAD MA SAARAAN,HADAAD ADIGU WAALIDKAA MAXKAMAD SOO SAARTAY ILAAH DANBI DHAAF WAY DIISO QATAR BAAD KU JIRTAAYE HANA KU DAYAN DHAQAN AADAN LAHAYN .HADAA WAXAAD MAXKAMAD SAARTO RABTO KU WA CIYAALKA SOOMALIYA KU DHIBAATAYNAYA MAXKAMAD SAAR HADAABAD AWOODO LOL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Unrecorded Date
samaale waa runtii hada kan ku doodaya ee samaale ka hor jeedoow caruurta hada joogtaa waxay yihiin
caruur aan fara ku jirin inyar mooyee markaa waa runtii waad na ku qal dantahay inaad ka hor jeesatid ee weydii walaalkaa maxaa xala oo lasameeyaa. malaa kuwa lacagta badsada ayaadtahay. anonymous haga eegen fegreda dhinaca xun ee wanaaga ka eeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asJhjkbh

Unrecorded Date
wdjhgv hjhjk jjskljks jhjioujb vvvbcghfgvhsihw hgieb huhwijud hjghiw bgg guhiohj hihj
bjbjbjbj bfyuuiu77hgvhfdn hbgghuhbjb hggu jhug bujyfygu ghiohb hjgioujio retv sasabnv sgbhgv h hvb wxacabb ssdoonaaya ajiuina an

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Waa run dadbadan ayaa qayrumasuuliin ah oo aan eegin caruurtee naftooda uun ka fakara waana fiicantahay in laga wada hadlo arinkaa.
Islamka qofwalba wuxuu leeyahay xuquuxILMO IYO WAALID, midnana lama ogola in xaqiisa lagu ciyaaro.
W2aalidbaan ahay macneheedu maaha ilmahaan leeyahay oo waxaan doono ku samayn karaa
NABADEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
canab hi waarun in ilmoha soomaaliyeed lagawaday wadamo ay sharci kuleeyihiin waxaan se anigu idin dhihilahaa ilmaha yaan waqtigooda looga ciyaarin oo ha laiska daayo wax habartaane ayagaaba nasiib leh oo jooga meel ay wax kabartaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ruun hello soomaali waxaan ana idinku dhihilahaa caruurta maadaama ayjoogaan wadamada qurbaha ah waa in labaro diinta islamka iyo dhaqankooda si ay ubartaan dhaqanka iyo diinta ay heystaan oo ayna uraacin dhaqamada kale w/calaykum dhamaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar soomaali

Saturday, January 13, 2001 - 01:51 pm
waa run oo caruur badan baa lagu celiyey meel aysan caafimaan iyo waxbarasho wanaagsan ku heysan
waana qalad weyn arintaas waayo maxaa ku keenay markaagii hore meeshan oo aad u soo safartay soo
ma ahayn nolol wanaagsan raadis naftaada iyo tan caruurtaba marka haku jisaarin ilaaheyn nabad meel ah haduu ku keenay.tan ah in caruurta la baro diintooda iyo dhaqankooda waa arin muhiim ah waana labari karoo meelkastoo ay joogaan waxay ku xiran tahay waaridkoo labada waaridna waa iney ka qeyb qaataan caruurtooda oo aabayaasha kaga tagay hooyadii kaligeed ogow in caruurtaada ayka ko an tahay,hooyo kaligeeda waa korin kartaa laakiin ogow cunugaaga inuu kuu baahan yahay intuu yar yahay sida ay hooyada ugu baahan yihiin.