Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Children - Caruurta: Maxaa u xal ah soomalia hadii uu burburo shirka dib u heshiisiinta soomalia
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
marka hore waan idin salaamay dhamaantiin dadkiina halkan soo booqda,salaan ka bacdi waxaan is weydiiya mararka qaarkood halka ay soomaliya ku danbeynayso,iyo maxaa dhicidoona hadii u fashilmo shirkan jabuuti ay wado.markaa waxaan ka codsanyaa walaaladayda inay u dhiibtaan fikradooda iyaga oon caayin fikrad qofkale dhiibtay.
god bless somalia