Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Su,aal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shakar

Unrecorded Date
Diinta maxey ka qabtaa hadii uu nin uga tago dabada xaaskiisa? ma ka furantaa mise kama furanto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
hey u are sick u need help stop the nonesense of kufar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halgan

Unrecorded Date
Waar waa maxey duligaan! waxa uu meesha la imaanayo. War xishoo ninyahoow nin iyo naag isqaba
waxey sameeyaan lagama had-hadlee?. Teeda kale hadii aan usoo jeesto su,aashada Ninka kama furanto naagtiisa hadii ay wax udhacaan sidaad soo sheegtay. In ay xalaal ama Xaraan taheyna kuuma cadeyn karo koleey diintu arintaa kuma fogaan,laakiin waa wax laga fiicanyahey? Ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdurazak

Unrecorded Date
Diinta is laamku way xaaraan ti nimaynaysaa meel uu nin biyihiisa ku shubo ama shahwad ula tago oo aan ahayn meeshii alle ugu talo galay. Taasi horta waa xaraan sida culimada islaamkoo dhammi isku raacday laakiin inay ka furmayso iyo in kale kuuma caddayn karo. Naagtiisa alle u xaleyey maahee mid kale ama meel kale inuu wax la raadsadaa waa fuxshi lagu mutaysanayo cadho iyo ciqaab alle.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUMANE

Unrecorded Date
ASAALUMU CALAYKU.

Walaalayaal salaan ka dib anigoo aad uga naxay su'aasha walaalkeen ina soo weydiiyay waayo ma aha wax caado ama dhaqan u ah ummadeena ayaaan hadana waxaan isku qanciyay in uun waxa hadii uu qofku u raadinayo Jawaab diini ah uu fiican yahay.

Marka hadaan usoo daadago tulucda su'aasha waxaan ka maqlay waxay tahay sidan. ugu horayn walaal camalkani waaa camalkii sababay in ilaahay uu dunidan uga halaago ummad dhan (Reer Luut). Tan labaad Nabigeena "CSW" waxaa uu yiri xadiis lagu weriyay kutubta axaadiista "Alle naxariistiisa haka dheereyo in xaaskiisa uga tegay xaga denbe" Marka waxay ila tahay nin xariistii alle laga dheereyay in balaayo ka weyn aanay ku habsan. Tan kale oo ah maka furantaa waxay ila tahay in culumada fiqiga la weydiiyo. Walaahu Aclam.

QUMANE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salafi

Unrecorded Date
Assalaamu Callaykum,
Marka hore waad salaaman tihiin, marka xiga waxaan u sheegi lahaa walaaleena su'aashaas weydiiyay in ay xaaraam tahay in ninku xaaskiisa gadaal oga tago, hadii uu jaahil yahay haka toobad keeno hadii uu yahay nin kas u sameeyay, naagtu way ka furmi maxaa yeelay Nabigu wuxuu yiri Ninkii xaaskiisa gadaal ooga tagaa barri ayuu kayahay Diinta Muxammed (Diinta Islaamka) marka walaal waa arin khtar ah ee ha la'iska jiro.
Salafi