Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Dec. 16, 2000): Fursad Ganacsasho
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanti Kobcin

Friday, November 03, 2000 - 08:16 pm
Waxaan raadinayya qof deggan
Denmark,jinsiyeddeedana leh oo Somali oo business ku hamminaya.

1. Qof Bisil(mature) ah (over 25)
2. Qof akhlaaq Islaami ah oo tijaari ah leh (honest, rsponsible,
straightforward, no Qat, or Balwo)
3. Qof khibrad hore u leh maamulka tijaarada, howlna jecel.
4. Qof technical background leh (Electrical Power Generation,ama Physics) ama wax u dhow, ama diyaar u ah tawabar.

Haddaad sifaaskaad kulligood ama qaarkood leedahay ama taqaanno qof leh , waad ku mahadsantahay inaad soo dhajiso khabarkaas.

Waxaan deggennahay, bariga dhexe, waxaana diyar u nahay

1. Funding
2. Training
3. Profit sharing ama partnership (with conditions)