Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Dec. 16, 2000): DIGNIIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saafi

Monday, November 06, 2000 - 04:21 pm
TO ALL muslimiinta halkaan isugutimaada

Walaalayaa waxaan idiin sheegayaa in uu jiro nin gaal ah oo kaniisadaha gaalada ka shaqeeya oo bogaan wax ku soo qora ,wuxuuna doonayaa in uu umada khalkhal galiyo waxaadna ku fahmi kartaan qoraalkiisu waaxaa ka buuxa waxyaabo badan oo shirki ah . ninkaas gaalkaah kuma hadlo afsoomaali .
sida ugu fiican waa in aan lalawadin hadalkiisa qurunkaa