Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Dec. 16, 2000): A message for Muslim Parents
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdinuur

Monday, November 20, 2000 - 02:51 am
Bismilaahi raxmaani raxiim,
asalaamu caleeykum waraxmatulahi wabarakatu ama bacad,


Waxaan raadinaya waalid oo doonayo in ay gabadhooda nin ku daraan. Waxaan ahay inan kaw iyo labaatan jir ah, diin leh,muuqaal wanaagsan iyo cilmi leh. Gabadha aan doonayo intaa oo kale in ay leedahay baa rajeynayaa. Faahfaahin intaa ka badan hadaad u baahataan ila soo xidhiidha.

Hadaan is afgarano gabadhana ogolaato meesha aad joogtaan baa idinku iman.

Ruuxa akhriyaya qoraalkani waalidka haduusan ahayn ha gaarsiiyo warkani.