Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Dec. 16, 2000): Safar Salaama; Nabadeey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 08:32 pm
Asalaamu Caleykum

Bishaan barakeysan waan ka haajiray Somalinet iyo fusuqeeda waxaana u haajirayaa masaajidada Alle iyo meelaha saalixiinta iyo malaa'igta camitay, waqtiga inta ka soo hareyna waxaan isku dayayaa inaa la fariisto asxaabadii rasuulka iyo taabiciinta iyo mar aan Alle ku munaajoonayo ee waqtigaaga uga faa'iideyso wax maalinta qiyaame ku anfici doona. The journey will began pretty soon inshaa Raxmaan.

wasalaamu caleykum