We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ASALAAMU CALAYKUM WALAALAYAAL MARKA UGU HORAYSA HA ILA YAABINA ANIGOO 8 JIR AH AYAA LAIGA SOO WADAY WADANKA WAXAAN DIB UGU LAABTAY ANIGOO 24 JIR AH WAXAANA SOO JOOGAY 4 SANO OO AAN AAD UGU SOO DHAWAADAY DIINTA ISLAAMKA LAAKIIN WAXAAN DHIB KALA KULMAY SIDAAN UGU SHEEGI LAHAA INAAN GUDNEYN. WALAALAYAAL WAXAAN UBAAHANAHAY TALO MA DANBIBAA INAAN KU SOCDO SIDEYDA MISA WAXAA IGI WAAJIB AH INAAN IS GUDO HADII AAN IS GUDAAYO SIDEE BAAN ISU GUDAA XAGEENSA KA BILAABAA MAHADSANIDIIN.SALAAMA CALEEYKUM.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salaama caleekum Muslim: Marka hore waxaan mahad ujeedinayaa dadka noo sahlay inaan meeshan warka isku dhaafsano. Ma nin baa tahay mise dumar? Hadaa dumar tahay gudniin lagaama rabo laakiin hadaa nin tahay waa lagaa rabaa waxaana filayaa inay culumada akhrisata sababta kuu sheegi doonaan. Laakiin ani waxaan kaala hadlayaa dhinaca gudniinka dadka waaweyn. Waxaa jirta inay dad badani soo muslimaaan mar walba isla markaana la gudo. Wax weyn maaha oo waa surgery aad u fudud. Good luck.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waa ku salaamay waxaan ku weydiin ma kudhalatay muslin mise kuma aad dhalan nooma aad sheegin oo meelihii aad kunooleyd diin kama aysan jirin miyaa oo maxaad uweydiin weysay culimada marka hadii ay dhab kaa tahay arinkan soo cadeey meelihii aad kunooleyd waalidkaa ma gaalaa mise waa islaam si aan kuugu helno xal sax ah igana raali ahaaw salaama
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salaamu caleykum sidaad sheegtay 30 sano ayaadan gudneyn fadlan waxaan ku weydiin xaas maleedahay 30 sano ayaad wadataa beejadaadii aniga magaran 30 jir silooga gooyo beejada waxaan umaleyn in lagaa gooyo guska oodhan koley culumaa udiinta ayaan war ka sugeynaa salaamu calaykum.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: Abuu jihaad, aad baad runtii iiga qosliisey, siiba qeybta dambe ee qoraalkaagga. Hase ahaatee, sida u Anonymous qoraalkiisa ku xusay dadka soo muslima waa la guddaa, haddaba waxaan moodayaa iney jiraan siyaabo leysu guddo asoon gumaarka la goyn.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaama Caleyku Ku: muslim dhiban Walaal waxaan ku sheegayaa hadaad Qof rag ah tahay iney tahay waajib in aad iskudid.maxaa yeeelay waa suno oo waxaa noo jideeyey nebi ka mid ahaa anbiyadii uu ilaahey uu u soo direy umadihiisa,waxaan filayaa inuu ahaa nebi ibraahim waxaa kaloo ku ansaxmaaya caabudidaada ilaahey. maxaa yeelay ilaahey waa inaan caabudnaa anagoo daahir ah sidoo kale culumada reer galbeedku waxey ogaadeen in gudniin la,aanta raga cuduro ay keento marka waxaan kugula talin lahaa in tagtid isbitaalka kuugu dhoow,oo aad takhtarka u sheegtid in aad dooneysid in lagaa gooyo xuubka hore ee alaabtaada hoose ee sirta kuu ah. Maca Salaam
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salaama Caleykum: To Muslimka Dhibanaw gefku ama khaladku waa dhacaa, hadana qofka muslimka wuu ka tooba keena. Waxaa igu tala ah inaad qaadatid talooyinka ay Ku siiyeen Walaalaha Moh-Said iyo Anonymous. To :Abuu Jihaad, Yuukey, Iyo Khaalid waxaan idin weydiin lahaa maxaad idinku qasbey in nin walaalkiin ah oo dhiban, aad weli ku sii jees-jeestaan oo sii weydiisaan su'aale kale idinka oo raadinaya xumaan? Miyedan ujawaabi karin idinka oo ku xadgudbeyn noloshiisa shaqsi ahaaneed? war niman yahow xishooda, waxaad u eg tihiin dad macquul ah oo kala yaqaan samaanta iyo xumaanta. Intaasi waa iga wanaag raadin. wasalaama Caleykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to Asxaabata MARKA HORE NAXARIISTII RABI KORKIINA HA,AHAATO: SHEEKADA MUSLIM DHIBANOW WAA MIDCAJAA,IBA IGUNA CUSUB WALIGAYNA AAN MAQAL WAANA MIDXIISE LEH.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to;muslim dhiban bismilaahi raxmaani raxiim,walaal arrinka aad soo weydiisay marar badan bey culimada islaamka ka wada hadleen,oo anigu waan jeclaan lahaa in talada ugu wanaagsan aan kaa siiyo,siyoo ay tahayna aan is oranhayo rag badan oo culumaa'ul diin ah iney meesha ay ku jiraan salaf ama akhwaan iyo kuwa ku takhasusay cilmiga ay shareecada ka qabto,anigu waxaan ku oran lahaawaa hadaad nin raga aad tahay, ninyahoow sidaadaa u deyso mar haddii aanan la arkaheyn inta uu kacsanyahay[qadiibka],marka uu kacsanyahay uu shaqada hayana laba arki maayo waxan ay dadka yiraahaan buuryada,kolka kalana koley kumaanad socoteen qaawani,,,,,,su'aal yar aan dib kaa weydiiyee adigu ma tuulo buurya qab baad ka timi? anigu sida ay ila tahay wax waajibiyay ineyan jirin ,,,,,haddaad gabar aa tahayna walee wax badan waa lagu googoobayaa ee plse e-mail-ka uun igu soo taabo,,, ha idiin macaato
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal waxaan ku wiidiinayaa tuulo buuryaqab mawaxaa lagu yiri laskuma gudo kafiirso hadalkaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal tuulo buuryaqab layskumo gudo miyaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaamu calaykum Walaal sida magacaaga ka muuqata waxaad tahay muslim dhiban dhibtuna tahay inaadan gudnayn. Walaal waa muhum inaad isgudid anigu maku oranayo waajib ayay kugu tahay maxaa yeelay waa masalo khilaafi ah hadaan wax yar kataabto waxaa soo islaami jiray dad oo kirishtan iyo majuus isugu jira wax faaqidi jirayna majirin sida saLaan faarisi oo kale iyo kuwo badan oo kale.markaan leeyahay salmaan ugama jeedo inaanu gudnayn laakiin isagoo wayn ayuu soo islaamay wax cadaynaya oo nasa in la faaqiday lama soo helayo. Laakiin nebi ibraahim wuxuu siguday isagoo 70 sano dhaafay marka waa inaad isgudaa, wasalaamu calykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAAN HILAAMAMAY HADAAD GABAR TAHAY XOOGAA AYAA LA DHIIJIN IYADUNA WAASUNO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date assalamu caleykum to all marka ugu horeysa waa dambi in laga hadlo waxaadan cilmi u laheyn .. maxaa yeelay (1) waa lagu suaalayaa markaad ilaahey hortiisa taagantahay maalinta qiyaamaha. (2)waxaad ka been abuurtay illahey iyo rasuulkiisa (hadaad wax lainaga reebay aad ra'yigaaga ku aragto iney banaantahay,, adigoon cilmi u laheyn) anigu diinta sidaas uma aqaan lakiin waan soo bari doonaa oo hadii an hello aayad ama xadiith saxiix ah waan idinla socodsiiin doona insha-allah.. wassalaamu caleykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date assalaamu caleykum to all of you,,, I have found three haddiths on the subject ...and here they are... (1)Narrated by Abu Huraira (r.a.a.) I heard the prophet (p.b.u.h)saying: "Five practices are characteristics of the fitra; Circumcision, Shaving of the pubic region, Cutting the moustaches short, Clipping the nails,and Depilating the hair of the armpits." (Bukhari,, hadith no 779...book72 vol 7) (2)Narrated by Abu Huraira Allah's opostle said: "Abraham did his circumcision with an adze at the age of eighty" (Bukhari,, hadith no 575..book 55 vol.4) (3)Narrated umm Attiyyah; A woman used to perform circumcision in Medina, the prophet (p.b.u.h) said to her: "Do not cut severely as that is better for a woman and more desirable for a husband" (Sunan Abu Dawud,, hadith no. 5251 book 41) that is all i could find on the subject for today.. but if i come across of some more i will share them with you insha allah.. to muslim dhiban i hope you read this and find it useful... and may allah show you the best way to deal with your problem.... amiin wassalaamu caleykum ps to all sis and bros check this web site: http://www.jannah.org/ there are a lot of islamic info in there insha allah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date abdulasisi,denmark walaalka dhibanoow salamulahi caleyka walaal waa wajib inad isgudo hadadtahay rag waana suno hadad tahay dumar. daliil:NABI IBRAHIIM AYA ISGUDAY ISAGO JIRA 80 SANO MESHA LAYIRAHDO QUDUUM EE ISGUD SIDA UGU DHAQSAHABADAN ARIMAHAAS OO KALANA LAGUMACAYATO WAXAAN ULAJEEDA DADKA KU CAYARAYO DHIBANAHA WASALAMU CALEYKUM MG.ABDULASIS MG.XARAKI. SAYFULAH
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To brother Furqan, Firstly, thank u for ur posting! Can u tell us bit more about the last hadith u qoated? which was: >(3)Narrated umm Attiyyah; A woman used to perform circumcision in Medina, the prophet (p.b.u.h) said to her: "Do not cut severely as that is better for a woman and more desirable for a husband" (Sunan Abu Dawud,, hadith no. 5251 book 41) Is this hadith talking about men circumcision or women??????? I would realy appreciate if u clarified or give me back ground notes on this particular hadith if is regarding woman circumcision? Your sister in faith,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To brother Abdulasis, Can u tell us where it says within our religion woman circumcision is sunnah? Your sister in faith
|